Category: WARARKA MAANTA
Farqiga u dhaxeeya wafdiga kiiska badda u baxay 2021 iyo midkii 2016-kii
8-da Marso 2021 Inkasta oo dowladda aan garab taagnahay, ilaahna ka rajeyneyno in dalkeenna uu ku adkaado…
Biyo dhaamis laga bilaabay degmada Ceelwaaq kadib Jaaliyada Deegaankaas oo lacago soo dirtay
8-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya Gobolka Gedo oo sheegaya in Deegaano ka mid ah halkaas laga…
Qalalaasaha Ethiopia meesha ma kasaari karaa Rejada MW Farmaajo ee xilli-madaxeedka 2aad?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Faragelinta & Saameynta xun ee dowladaha derisku ku yeeshaan doorshooyinka Soomaaliya waa qeybta ugu…
Xarumihii waxbarashada ee Maraykanka oo ardaydu dib ugu noqonayaan fasalladii ay wax ku baranayeen
8-da Marso 2021 Badi dugsiyada waxbarashada ay dawladdu maamusho ee dalka Maraykanka oo xidhnaa muddo sanad ah…
Muuse Biixi muxuu ka yiri xaaladda “Cakiran” ee doorashooyinka Soomaaliya.
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta jeedinayay khudbad sanadeedka dastuuriga ee Baarlamaanka ayaa…
Maxay tahay digniinta ku socoto Shacabka Caasimada oo uu ku dhawaaqay gudoomiye Filish?
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir…
Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir” Hal bil ayuu sharci daro ku jooggaa Madaxtooyada Farmaajo”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha uu dhamaaday Muddo xileedkiisa…
Musharax Daahir Geelle “Haddii talada dalka naloo igmado dumarku waxay aad uga soo dhex muuqan doonaan labada lakab dowladeed heer federaal iyo dawlad goboleed”
Muqdisho, 8da Maarso, 2021:Hoggaamiyaha Xisbiga Danqaran ahna Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle oo ka hadlay muhiimada ay…
Wasiirka Fowsiyo “Dhakhaatiirta Somaaliyeed shaki uguma jiro in cudurka uu yahay mid cusub
8-da Marso 2021 Dowladda Soomaaliya ayaa shacabka ugu baaqday inay u hoggaansamaan tallaabooyinka caafimaad ee looga hortaggayo…
Muuse Biixi “Shacbiga Muqdisho waxay u afduuban yihiin farmaajo, waxaan leenahay shacab xoog laguma heesto.
8-da Marso 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo ka hadlay kulan uu la yeeshay baarlamaanka Somaliland…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa oo sheegay in ay Howlgalo ka sameeyeen degaanka Baloow
8-da Marso 2021 Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada…
Guurka Dan Jewett oo lagu shaaciyay website-ka hay’adda samafalka ee Giving Pledge.
8-da Marso 2021 MacKenzie Scott, oo ahayd xaaskii hore ee Jeff Bezos oo mar ahaa ninka ugu…