Category: WARARKA MAANTA
Wefdi ka socda Soomaaliya oo ka ambabaxaya Muqdisho kuwaas oo ka qeyb galaya dhageysiga dacwada badda
8-da Marso 2021 Maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda ee The HAGUE ayaa maanta bilaabeeysa dhageysiga dacwada muranka…
Soomaaliya oo ka walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne Biden ee Mareykanka
7-da Marso 2021 Soomaaliya ayaa si sii kordheysa uga walaacsan jiheyn cusub oo ka timid maamulka madaxweyne…
Sacuudiga oo sheegay in ay burburiyeen sideed diyaaradood oo hubeysan oo ay soo gantay kooxda Xuutiyiinta ee taageerada ka hela Iran..
7-da Marso 2021 Isbaheysiga uu hogaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa Axadda maanta ah sheegay…
Macalimuu “ Rooble diyaar buu u yahay sii wadidda wadahadallada mucaaradka”
‘7-da Marso 2021 Afhayeenka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Ibraamih Mucalimuu ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya…
Qoraalkii ugu horreeyay ee Twitter la soo dhigay oo malaayin doolar lagu iibinayo
‘7-da Marso 2021 Jack Dorsey oo kamid ah dadkii wax ka bilaabay shirkadda Twitter ayaa sheegay in…
Raisal Wasaare Abiy Axmed’ “ Qofka aad doontaan Doorta balse nabadda wax weliba ka hormariya
‘7-da Marso 2021 Ra’isal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shacabka dalkiisa ugu baaqay doorashada guud ee…
Xulafada Sacuudiga uu Hogaamiyo oo duqeymo dhinaca cirka ah ka geystay magaalada Sanca
7-da Marso 2021 Xulafada u hoggaaminayo Sacuudiga ee dalka Yemen dagaallada ka wada ayaa duqeymo dhinaca cirka…
Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in 24-kii saac ee ugu dambeeyey la helay 280 qof fayraska karoona
7-da Marso 2021 Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa shaacisay baaritaanki 24-kii saac ee ugu dambeeyey la sameeyey…
Qaaraxyo is xigxigay oo ka dhacay xarunta ganacsiga ee Equatorial Guinea,ee Bata
7-da Marso 2021 Dad tiradooda lagu qiyaasay 300 oo qof ayaa ku dhaawacantay tiro kale oo aan…
Dadka Switzerland oo ogolaaday in la mamnuuco niqaabka in lagu xirto goobaha ay dadweynaha isugu yimaadaan
7-da Marso 2021 Dadweynaha Switzerland ayaa maanta afti u qaadaya mamnuucidda niqaabka in lagu xirto goobaha ay…
Maxaa Kala Socotaa Dhismaha Wadada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye ?
Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Waddada isku xirto Muqdisho iyo Afgooyo ayaa gaartay Baar-ismaaciil, wararka ayaa sheegaya in 3km…
Isbaheysiga Sacuudiga oo Burburiyay 8 diyaaradood
Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Isbaheysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ee Yemen ayaa sheegay in ay qabteen sideed diyaaradaha aan…