Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo safar deg deg ah ku tegay Feerfeer

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhimasho iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Tareen

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay, 40 kalena waa ay ku dhaawacmeen Saakay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadlay xaalada cakiran ee Soomaaliya

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Wafdiga uu horkacayay Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo muddo bil ah howlo…

Posted in WARARKA MAANTA

Fahad Yaasiin oo lagu eedeeyay fashilka shirkii Rooble & Musharixiinta

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Xidlhibaam Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ku eedeeyay Taliyaha NISA…

Posted in WARARKA MAANTA

Masar & Suudaan oo dalbaday dhexdhexaadin

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Dalalka Masar iyo Suudaan ayaa mar kale ku baaqay dhexdhexaadin caalami ah si loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abiy Axmed & Madaxweynaha Eritrea oo booqday dalka Koonfurta Suudaan

Muqdisho, 7da Maarso, 2021:Labada Mas’uul waxay shalay booqasho hal maalin ah si wadajir ah ugu tageen caasimada…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Daahir Geelle oo ku baaqay in ay sii socdaan wada-hadallada Rooble & Musharixiinta

uqdisho, 7da Maarso, 2021:Muaharax Madaxweynaha Soomaaliya kana mid ah Midowga Musharixiinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku baaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkameynta iyo Dacwadii askarigii Dilay George Floyd. Derek Chauvin, oo la qaadi doono saacadaha soo socda

. 7-da Marso 2021 Waxaa dalka Mareykanka ka socdo diyaargowga maxkameynta Derek Chauvin, oo ah askeriga lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan oo dib ugu laabtay Kismaayo, kadib safar uu ku tegay Nairobi

7-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee dowlad…

Posted in WARARKA MAANTA

afhayeenka midowga musharraxiinta, Daahir Maxamed Geelle oo ka hadlay xaalada dalka iyo Doorashada..

7-da Marso 2021 afhayeenka midowga musharraxiinta, Daahir Maxamed Geelle oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Carruur harraad ugu geeriyootay Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo

7-da Marso 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in go’doon ay saareen…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo degaanno ka tirsan Gobolka Sanaag ka bilowday Qodista Dahabka iyo noocyada kala duwan ee Macdanta.

7-da Marso 2021 Warar ka ka imaanaya Somaliland ayaa sheegaya  in xukuumadda Somaliland ay degaanno ka tirsan…