Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka COVID-19 ugu geeriyooday Soomaaliya oo kordhay

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in 48-kii saac ee lasoo dhaafay ay diiwaan gelisay 191…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland oo 6 Maalin u qabatay Shaqaalo ka tirsan QM

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Xafiiska Xeer-ilaalinta Guud ee  Puntland ayaa muddo lix cisho ah u qabtay 14 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Somaliya oo sheegtay in saacadihii u dambeeyay cudurka Covid-19 laga helay 1,669 qof.

6da Maarso, 2021: Soomaaliya ayaa maanta diiwaangelisay 191 qof oo hor leh oo laga helay cudurka Karoona…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Masar oo booqasho deg deg ah ku tagaya Dalka Suudaan

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Madaxweyne C/Fataax Al-sisi waxa uu maanta booqan doonaa caasimadda dalka Sudan ee Khartoum, isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Deni oo ku dhawaaqay inay ka jawaabayaan weerarkii Xabsiga Boosaaso

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadkay weerarkii Xabsiga Dhexe ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Qasaaraha ka dhashay Qaraxii xalay oo soo kordhayam dhismayashii xalay ku dumay oo Maydad laga helay..

6da Maarso, 2021: Wararka ka imaanaya Goobtii uu xalay qarax ka dhacay ayaa sheegaya in Maydad hor…

Posted in WARARKA MAANTA

Muxuu Madaxweynaha Puntland ka hadli doonaa Maant?

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa goordhow Warbaahinta kula hadli doona Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

laamaha Amniga dowlad degaanka oo ka hadlay dilka qof Shacab ah

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga ee Maamulka Magaalada Godey ayaanrasaas ku furay Goob ay…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo cambaareeysay qarixii ka dhacay Magaalada Muqdisho

Muqdisho, 6da Maarso, 2021:-Qaramada Midoobay ayaa si adag u cambaareeysay qarixii geystay khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada Puntland oo wali ka socda Duleedka Boosaaso ..

6-  Marso, 2021 Waxaa wali ka socda  duleedka magaalada Boosaaso ee gobolka Bari dagaal u dhaxeeya Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheikh Umal “ Ninka ku dhagan Kursiga Somaliya waxaan leeyahay ka dag Kursiga adiga ma lihide daawo Muqaalka ..

6-  Marso, 2021 Sheikh Maxamed cabdi  Umal oo ka mid ah Culumadda Soomaaliyeed ayaa digniin iyo fariin…

Posted in WARARKA MAANTA

Shimbirta ugu da’da weyn dunida shimbiro ku nool oo ka mid ah [xuur-badeedda ku nool dhulka qaboobaha ah

6-  Marso, 2021 Shimbirta ugu da’da weyn dunida waxa shimbiro ku nool oo ka mid ah [xuur-badeedda…