Category: WARARKA MAANTA
Dowladda Iran oo dal-dashay wasiir ku xigeenkii hore ee gaashaandhigga
Sabti: January 14, 2023 Warbaahinta Iran ayaa ku warrantay in Alireza Akbari oo u dhashay dalkaas heystana…
Danab iyo Gorgor oo ay wehliyaan ciidamo deegaanka ah oo la wareegay deegaanka Cali Heele oo hoos-taga degmadda Ceeldheer
Sabti: January 14, 2023 Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee…
Maxkamad ku taalla magaalada New York oo xukun ku ridday shirkad uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump
Sabti: January 14, 2023 Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa xukun ku ridday…
Maleeshiyaadka alshabaab oo magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug faarujiyay kadib Duulaan ka socda Hobyo iyo Wisil.
Sabti: January 14, 2023 Wararka aan ka heleyno magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug waxay sheegayaan in kooxda…
Ciidamada Nabadsugidda Qaranka oo howlgallo ay xalay iyo saaka ka fuliyeen magalada Muqdisho kusoo qabtay kooxo ‘burcad’ ah
Sabti: January 14, 2023 Ciidamada hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda ee NISA iyo kuwa Booliska ayaa howlgallo ay…
Wasiiradda arrimaha dibadda Jarmalka iyo Faransiiska oo sheegtay inay muhiim tahay in Afrikaanku ay kuraas joogto ah ka helaan golaha ammaanka.
Sabti: January 14 202 Wasiiradda arrimaha dibadda ee Jarmalka Annalena Baerbock ayaa sheegtay in iyada iyo…
Mareykanka oo si ku meel gaar ah u kordhiyey mudada ay dalkiisa joogi karaan dadka Soomaalida ah ee aan sharciga haysan
Sabti: January 14 202 Mareykanka ayaa si ku meel gaadh ah ugu kordhiyey mudada ay joogi…
Waxaa si weyn loo hadal hayaa kharashiyaadka uu isticmaali jiray madaxweynihii hore ee dalka Brazil
Sabti: January 14 202 Waxaa si weyn loo hadal hayaa kharashiyaadka uu isticmaali jiray madaxweynihii hore…
Xeer ilaaliyaha guud Maraykanka Merrick Garland oo magcaabay sarkaal baadhis ku sameeya ‘sida ay waraaqo sir ah oo dawladdu leedahay loogu kaydiyey’ xafiiskii hore ee madaxweyne Joe Biden
Sabti: January 14 202 Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Maraykanka Merrick Garland ayaa Khamiistii wuxuu magcaabay sarkaal…
Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Libya
Sabti: January 14 202 Madaxa Hay’adda Sirdoonka Maraykanka (CIA) William Burns ayaa safar naadir ah ku tagay…
Sarkaal ciidan oo loo haysatay la shaqeynta Al-shabaab oo maanta xukun dil ah lagu xukumay
Khamiis: January 12- 2023 Sida ay qortay Wakaaladda wararka Soomaaliya ee SONNA, Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa…
Kooxda Al-Shabaab oo deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo si naxariis darro ah ugu laayay xoolo ay lahaayeen dadka reer guuraaga ah
Khamiis: January 12- 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaan u dhexeeya Maxaas iyo Wabxo si naxariis darro ah…