Category: WARARKA MAANTA
Wasiir ku xigeenka difaaca Ukraine oo sheegay in dagaal qaraar uu ka socdo bariga magaalada Soledar ee sida weyn loo burburiyay
Khamiis: January 12- 2023 Wasiir ku xigeenka difaaca ee Ukraine ayaa sheegay in dagaal qaraar uu ka…
Maxkamadda Sri Lanka oo ku amartay madaxweynihii hore iyo afar sarkaal oo hore inay magdhow siiyaan dadkii ku dhintay weerarradii Easter-ka ee 2019-kii.
Khamiis: January 12- 2023 Maxkamadda sare ee dalka Sri Lanka ayaa ku amartay madaxweynihii hore Maithripala Sirisena…
Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog oo shalay ku casuumay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip Erdogan inuu booqasho ku yimaado dalkaasi
Khamiis: January 12- 2023 Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Arbacadii shalay ku casuumay dhiggiisa Turkiga Recep Tayyip…
Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya oo lagu dilay weerar gaadmo ah
Khamiis: January 12- 2023 Afar ka mid ah shaqaalaha hay’adda waddooyinka ee Kenya ayaa lagu dilay weerar…
Puntland oo ciidamada PSF usoo dirtay Galmudug si ay uga qayb galaan dagaalka ka dhanka ah al-shabaab.
Khamiis: January 12- 2023 Puntland ayaa ka jawaabtay dalabkii kasoo baxay Galmudug ee ku aadanaa inay ka…
Haweeney loogu yeeray lakulankii ugu danbeeyay ee ninkeeda inta aan la toogan
Khamiis: January 12, 2023 Qoyska nin u dhashay Britain iyo Iran oo labo dhalasho ka haysta labada…
Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay heshay Digniino Caalami ah oo ku aaddan waxyeellada laba daawo oo sharooba ah
Khamiis: January 12, 2023 Wasaaradda Caafimaadka iyo dareyeelka Bulshada ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay…
Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeele Dabageed oo soo gaaray Muqdisho.
Khamiis: January 12, 2023 Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeele Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf Dabageed) oo ka…
Injineero Lagu Dilay Qarax Xooggan Oo Ka Dhacay Waqooyi Bari Keny
Khamiis: January 12, 2023 Weerarkan oo qarax wadada la dhigay ahaa ayaa lala eegtay kolonyo gaadiid ah…
Ra’isul Wasaare Xamza Cabdi Barre oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka Masar.
Khamiis: January 12, 2023 Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee waddanka…
Maleeshiyaadka TPLF oo bilawday wareejinta hubka culus oo qayb ka ahaa heshiiskii nabadeed
Khamiis: January 12, 2023 Ciidamada Milateriga ee Ethiopia ayaa sheegay in ciidamada Tigreegu ay bilaabeen inay hubka…
Wasaaradda difaaca ee Maraykanka oo shegtay in tababar gaara oo ay gudaha Maraykanka ku siinayaan ciidamada Ukraine
Khamiis: January 12, 2023 Wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa xaqiijisay in ciidamada Maraykanku ay dhamaadka bishan bilaabi…