Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiil Shiine ah oo sheegay in dadkooda lagu faquuqay Cudurka Covid

Arbaco: January  11 2023 Dalka Shiinaha ayaa joojiyey soo saaarista fiisooyinka waqtiga gaaban ee la siinayey dadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxwaynaha Maamulka Puntland Sciid Deni oo xalay u dabaal-degeya sannadkiisii oo Xasan Shiikh ku eedeeyey in ay dalka ku celinayso xillii Kacaanka

Arbaco: January  11 2023 Madaxwaynaha Maamulka Puntland Sciid Cabdullaahi Deni oo caawa u dabaal-degeya sannadkiisii u danbeeyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninka looga shakisan yahay dilka Shinzo Abe Raisal wasaarihii hore ee Japan oo maxkamad loo qaban qaabinayo

Arbaco: January  11 2023 Mas’uuliyiinta Japan ayaa xukumay in ninkii lagu eedeeyey dilka ra’iisul wasaarihii hore ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar uu dhalay madaxweyne hore oo Iran ah oo la xukumay

Arbaco: January  11 2023 Faezeh Hashemi, oo 60 jir ah u dooda Xuquuqda Dumarka horena u aheyd…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Badda Mareykanka oo gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori kana yimid Iran una socday Xuutiyiinta Yemen

Arbaco: January  11 2023 Ciidamada Badda Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay in ka badan 2,100 oo qori…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay Ciidamada Nabad-sugida ay 15 Al-Shabaab ah ku dileen howl-gal qorsheysan oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Dhexe.

 Isniin: Jannaayo 2023 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in ciidanka xoogga dalka iyo ciidanka Sirdoonka iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Booliska oo Muqdisho kusoo Bandhigay Laba Gacan Ku Dhiigle oo Mantay laba Qof oo Shacab ah

 Isniin: Jannaayo 2023 Ciidamada ammaanka ayaa soo bandhigay labadan shaqsi oo ku eedeysan dilka labo Muwaadin ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab Buq-Aqable oo ku qaarijiyey horjooge sare iyo Maleeshiyaad kooxda ka tirsanaa

 Isniin: Jannaayo 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa deegaanka Buq-Aqable oo ka tirsan gobolka Hiiraan ku qaarijiyey horjooge sare…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo dalka Masar kulan gaar ah kula yeeshay madaxweynihii hore ee dalka, Dr Cabdiqaasim Salaad Xasan.

Talaado: Jannaayo 2023 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre oo haatan booqasho rasmi ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Darwalkii Labaad Masuul Ka Tirsan Dowlada Gaari Uwaday oo Markale u goostay Alshabaab

Talaado: Jannaayo 2023 Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in darawalka mid kamid ah golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Jabuuti oo saxeexday heshiis ay ku sameysaneyso dayax-gacmeed

Talaado: Jannaayo 2023 Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti ayaa heshiis horudhac la galay koox qaabilsan teknooloojiyadda hawada sare oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Israa’iili ah oo amar ku bixiyay in calanka Falastiin laga dejiyo goobaha dadweynaha

Talaado: Jannaayo 2023 Wasiirka cusub ee amniga qaranka ee Israa’iil ee ka tirsan midigta-fog ayaa ku amray…