Category: WARARKA MAANTA
Bannaanbaxyo looga horjeedo xukuumadda cusub oo ka dhacay Israa’iil
Axad: January 8, 2023 Kumanaan Israa’iiliyiin ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka ,iyafoo ka ashtakoonaya qorshaha xukuumadda…
Ra’iisal wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay dalka Masar
Axad: January 8, 2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo…
Maraykanka oo Shaaciyay Tirada Duqaymaha ay Alshabaab u Gaysteen Sanadkii Tagay ee 2022
Axad: January 8, 2023 Dowladda Mareykanka ayaa soo saartay warbixin sanadle ah oo ku aadan duqeymaha ay…
Hawaneey Qoorsagaro Ku Dishay Haweeneey kale oo lala Qabay Tuullada Miya ee Deegaanka Warji ee gobalka Bauchi ee dalka Nageria
Axad: January 8, 2023 Inta badan isku dhac iyo colaado salka ku haya maseyr ayaa dhax mara…
Arday Fasalka ku Dhex toogtay Macalimadiisa Dalka Mareykanka
Axad: January 8, 2023 Wiil lix sano jir ah ayaa rasaas ku furay fasal dugsi hoose oo…
Alshabaab oo War Kasoo Saartay Wadahadaladii la sheegay inay Dowlada Soomaaliya Ka Dalbadeen
Axad: January 8, 2023 Kooxda Al-Shabaab ayaa beenisay war kasoo baxay dowladda federaalka oo ay ku sheegtay…
Xabad joojintii uu Madaxweynaha Rushka Putin uu ku dhawaaqay oo dhagaha laga fureystay
Axad: January 8, 2023 Xabbad-joojintii uu Ruushku ku dhawaaqay ee Ukraine ayaa dhammaatay inkastoo wararku sheegayaan in…
P.M Xamze Cabdi Barre oo Digniin Adag u Diray Maamulka Soomaaliland ee Weeraray Laasacaanood
Axad: January 8, 2023 Ra’iisul wasaaraha Soomalaiya Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay in aan la aqbali karin…
Sarkaal Tirsanaa Ciidamada Dowlada oo Alshabaab u Fududeeyey Qaraxyada iyo Dilalka oo Maxkamada Lasoo Taagay
Sabti: January 7 2023 Qaraxyadii ay dad badan ku halaagmeed ee ka kala dhacay Village, Liido, Moolka…
Madaxweyne Xasan shekh oo Wasiirkii hore Amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur Xilsare U Magacaabay
Sabti: January 7 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi…
Madaxweynaha Ukraine oo soo dhaweeyay tallaabo uu Mareykanka qaaday
Sabti: January 7 2023 Madaxweyne Zelensky ayaa soo dhaweeyay tallaabada Mareykanka uu ku siinayo Ukraine gaadiidka gaashaaman…
Madaxweynaha Puntland oo xadhiga ka jaray wadad Laacdheere – Rabaable ee Gobolka Nugaal taasi oo dhan 14 KM, oo la dhameystiray dhisme iyo dayactir lagu sameeyay.
Sabti: January 7 2023 Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xadhiga ka jaray wadad Laacdheere…