Category: WARARKA MAANTA
C/naasir “Waxaan codsanay fagaare la mid ah kan Jaamacadda Oxford”
Jimce, 6 Jamaayo [QARANIMO ONLINE] Qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho…
Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan oo xabbad-joojn hal dhinac ah ku cadaadiyey Putin
Khamiis: January 5, 2023 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta ku cadaadiyey dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin…
War Deg Deg ah: Mareykanka oo $10 milyan ku raadinaya Macallin Ayman oo ka tirsan Hor joogayaasha Al-Shabaab
Khamiis: January 5, 2023 Dowladda Mareykanka ayaa 10 milyan oo dollar ugu yaboohday inay siin doonto cid…
Agaasimaha Hay’adda NISA Mahad Salaad oo uga mahadceliyay golaha wasiirada ansixinta Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka
Khamiis: January 5, 2023 Agaasimaha Hay’adda NISA Mahad Salaad ayaa uga mahadceliyay golaha wasiirada ansixinta Sharciga Hay’adda Sirdoonka…
Faransiiska oo ogolaaday inuu kordhiyo taageerada militari ee uu siiyo Ukraine
Khamiis: January 5, 2023 Faransiiska ayaa ogolaaday inuu kordhiyo taageerada militari ee uu siiyo Ukraine isagoo ugu…
Dibadbaxyo lagu Taageeraayo Isbadalka ka Dhacay Laasacaanood oo ka Shacay Boosaaso
Khamiis: January 5, 2023 Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in maanta uu dibad-bax ka dhacay…
Sergio Aguero oo Lionel Messi u cadhooday markii uu arkay isaga oo khamri badan cabbaya isla markaana dabbaal-degaya intii uu socday Koobka Adduunka
Khamiis: January 5, 2023 Sergio Aguero ayaa daboolka ka qaaday sidii uu Lionel Messi u cadhooday markii…
Degmooyin ka tirsan Puntland oo la filayo in oo ay ka bilaabato diiwaangalinta dadweynaha dooranaya golayaash deegaanka
Khamiis: January 5 2023 Waxaa Maanta lagu wadaa in 17 degmo oo Puntand ah ay ka bilaabto…
Doorashada afhayeenka Aqalka Wakiillada Mareykanka oo la isku mari la’yahay maalmihii la soo dhaafay
Khamiis: January 5 2023 Aqalka Congress-ka ee dalka Mareykanka ayaa maalintii labaad dib u dhac ku yimid…
Labo weeraryahan oo ka tagay Manchester United oo sanadkan isku fara saari doona Sacuudiga dhexdiisa
Khamiis: January 5 2023 Horyaalka Waddanka Sacuudiga ayaa soo jiitay indhaha taageerayaasha kubbadda cagta ee caalamka ka…
Madaxweynaha Kenya oo ka jawaabay hadalkii ay gabadhiisa tiri ee doodda weyn dhaliyay taageerana u muujiyay gabadhiisa Charlene Ruto
Khamiis: January 5 2023 Madaxweynaha dalka Kenya, William Ruto ayaa difaacay gabadhiisa, Charlene Ruto oo lagu heystay…
Midawga Yurub oo ganaaxay $414 milyan shirkadda Meta ee iska leh ‘Facebook
Khamiis: January 5 2023 Xeer-nidaamiyayaasha Midawga Yurub ayaa Arbacadii waxay malaayiin dollar ku ganaaxeen shirkadda iska leh…