Category: WARARKA MAANTA
Saciid Deni oo soo saaray amarro culus oo ka dhan ah dhaq-dhaqaaqyada siyaasadeed iyo shirarka ka dhaca magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.
Arbaco: January 4, 2023 Maamulka Saciid Cabdullaahi Deni ee Puntland ayaa soo saaray amarro culus oo ka…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Danjireyaasha Maraykanka, Ingiriiska, Talyaaniga, Itoobiya, Qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afrika kalana Hadlay Dagaalka Alshabaab.
Arbaco: January 4, 2023 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Danjireyaasha…
Christeano Ronaldo “Ma aha gabagabadi himilideyda dhanka ciyaaraha oo aan ku imid South Afrika,” Ronaldo oo isku khalday Saudi Arabia iyo South Korea
Arbaco: January 4, 2023 Christeano Ronaldo ayaa Sacuudi Carabiya ku qabtay shirkiisa Jaraa’id ee ugu horreeyey tani…
Wiil dib jir ahaa oo si lama filaan ah ku noqday milyaneer taal magaalada Peranclear ee gobolka Uttarakhand ee dalka Hindiya.
Arbaco: January 4, 2023 Markii Shahzeb uu gaaray da’da wax barashada, nasiib darro waxa uu ahaa mid…
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay Maareeyaha guud ee hay’adda Tayo-Dhawrka Soomaaliyeed
Arbaco: January 4, 2023 Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xil. Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi ayaa…
Hey’ada Hormuud Salaam Foundation oo tababar u soo xirtay macalimiinta iyo howl wadeenada Dugsiga indhoolayasha Al Nuur.
Arbaco: January 4, 2023 Tababarkan oo loogu tala galay in kor loogu qaado xirfadda iyo aqoonta ay…
Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo ku baaqay in la laayo khawaariijta Alshabaab laguna dilo meesha lagu arko.
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Sheekh Maxamuud Maxamed Shibli oo kamid ah culumada Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada…
Arsenal oo la hakiiyay iyo Manchester United oo xajisatay kaalinta afraad
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Rajadii Arsenal ee ahayd in ay 10 dhibcood ku hoggaamiso tartanka horyaalka Premier…
Kooxda Al-Nassr oo taageereyaasheeda u soo bandhigtay laaciibkeeda cusub Cristiano Ronaldo ahna kabtanka xulka waddanka Portugal
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Kooxda Al-Nassr ayaa taageereyaasheeda u soo bandhigtay laaciibkeeda cusub Cristiano Ronaldo, ahna kabtanka…
Saraakiil Sar Sare oo Kasoo Jeeda Galmudug gaar ahaan Dhusamareeb iyo Guriceel oo Ka Mid noqday Dadka Ku Dhintay Qaraxyadii Maxaas+Magacyada Saraakiisha
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Laba Qarax oo is miidaamin ah ayaa Saakay Waaberigii Hore Lagu Qaaday Degmada…
Garaadka Beesha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad oo si adag uga jawaabay hadalkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Garaadka guud ee Beelaha Dhulbahante Garaad Jaamac Garaad ayaa si adag uga jawaabay…
Ilhaan Cumar oo markii saddexaad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka Mareykanka
Arbaco: JANUARY 4, 2023 Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa…