Category: WARARKA MAANTA
Dalka Australia oo laga hergaliyay Suuq casri ah oo qaab Online ah loogu kala iibsanaya Geela duur joogta ah ee ku nool dalkaasi.
February 25, /2/ 2021 Dalka Australia ayaa waxaa laga hergaliyay Suuq casri ah oo qaab Online ah…
Cabdiweli Gaas “Xaq beey u leeyihiin Musharixiinta iyo dadka kale inay banaanbaxan, Farmajo dadka Caburinta haka daayo.
February 25, /2/ 2021 Waxaa maalmihii la soo dhaafay soo baxayay baaqyo ku aadan in la Hakiyo…
Raisal Wasaare Rooble iyo Midowga Musharixiinta oo goor dhaw shir u furmi doono..
February 25, /2/ 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya waan-waantii laga dhex-waday Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya…
Dalka Ghana oo noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee mashruuca tallaalka lacag la’aanta ah lagu gaarsiinayo dalalka sabaoolka ah.
February 25, /2/ 2021 Dalka Ghana ayaa noqday dalkii ugu horeeyay oo hela tallaalka feyriska Corona ee…
Senate-ka mareykanka oo cod aqlibiyad ah ku ansixiyay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada Midoobay inay noqoto Linda Thomas-Greenfield
February 25, /2/ 2021 Aqalka Senate-ka mareykanka ayaa cod aqlibiyad ah ku ansixiyay Danjiraha Mareykanka ee Qaramada…
Boqolaal naxash ah oo ku daadatay xeebaha badda Talyaaniga kadib markii dhul go’ uu kala dhantaalay qubuuro 100 sano jiray
. February 24, /2/ 2021 Boqolaal naxash ah ayaa ku daadatay xeebaha badda ku taalla waqooy galbeed…
Maamulka Isbitaalka Madiina oo Xaqiijiyay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan uusan u geeriyoonin COVID-19..
February 24, /2/ 2021 Qoraallo ay soo saareen isbitaalka Madiina iyo Taliska booliska Soomaaliya ayaa lagu shaaciyey…
Kulankii u socday Ra’iisul wasaare Rooble iyo Wakiillada beesha caalamka oo soo dhamaaday.
February 24, /2/ 2021 Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan gaar ah la…
Maxkamad ku taalla Jarmalka oo sarkaal horay uga tirsanaa sirdoonka Suuriya ku xukumay afar sano oo xarig ah.
.. February 24, /2/ 2021 Maxkamad ku taalla Jarmalka ayaa sarkaal horay uga tirsanaa sirdoonka Suuriya ku…
Madaxweyne Joe Biden oo ka codsaday boqortooyadda Sacuudiga inay kenan xogta dilka weriyihii Jamaal Kashoqji..
February 24, /2/ 2021 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa weydiistay madaxda boqortooyadda Sacuudiga inay soo saaraan xogta…
Dil ka dhacay deegaanka Dacdheere oo ku yaala deegaan xuduudka Gobolka Galgaduud iyo Itobiya..
. February 24, /2/ 2021 Wararka aan ka heleyno deegaan ku yaalla xuduudka Gobolka Galgaduud uu la…
Kulan ay garwadeen ka ahayeen (Qooqoor) iyo Cabdi Qeybdiid oo fashilmay, laguna baajin lahaa banaanbaxa. Villa Somaliya oo is hor taagtay
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya kulan la sheegay in uu fashil ku dhamaaday, kaasi oo…