Category: WARARKA MAANTA
Sheekh Maxamed Idiris oo qalqalka ku yimid Dalka ku eedeeyey Madaxweynaha watigiisa dhamaaday Farmaajo.
February 24 /2/ 2021 Sheekh Maxamed Idiris oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida aadka ah…
Wasiiro ka tirsan xukuumada Rooble oo la kulmaya Waxgaradka Beelaha H.Gidir, Abgaal iyo Murusade si loo joojiyo banaanbaxa Daljirka Dahsoon
February 24, /2/ 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho saacadihii la soo dhaafay ayaa sheegaya in Wasiiro…
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo xubno kale oo kamid Golaha midowga musharaxiinta oo shirar uga socdo Muqdisho..
February 24, /2/ 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Golaha midowga musharaxiinta uu xalay…
Maamulga goboleedka Puntland oo shuruudihii ugu adkaa ku xiray inuu ka qeyb galo shir dambe oo looga hadlayo arrimaha doorashada
February 24, /2/ 2021 Maamulga goboleedka ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xiray inuu ka qeyb galo shir…
Tiger Woods oo ah halyeyga ciyaarta Golf-ka Mareykanka oo dhaawac halis ah ka soo gaaray, shil baabuur
February 24, /2/ 2021 Tiger Woods oo ah halyeyga ciyaarta Golf-ka ee dalka Mareykanka ayaa dhaawac halis…
War deg deg ah: waxaa goor dhawayd geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble Ugaaska Beesha Xawaadle
Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho ku Geeriyooday allaha u naxariistee Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo…
Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo dhageysatay Dacwada Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiin kale, Go,aana gaartay..
February 23, 2021 Maxkamadda sare ee dalka Itoobiya oo maanta dhageysatay racfaan Jawr Maxamed iyo Siyaasiyiinta kale…
Baarlamaanka Canada oo Qeylo dhaan ka muujiyay sida Xun ee Shiinaha ula dhaqmo Muslimiinta
February 23, 2021 Baarlamaanka Canada ayaa u codeeyay in sida uu ula dhaqmo Shiinaha qowmiyadda Muslimiinta u…
Deni oo Guddoomiye u magacaabay Gobolka Sanaag, iyo Guddoomiyihii hore oo loo magacaabay La taliyaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
February 23, 2021 Madaxweynaha Dowladd goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Guddoomiye u magacaabay Gobolka Sanaag,…
Dowlada Congo oo baaraysa dilka safiirka Talyaaniga shalay loogu geestay Kinshasa
February 23, 2021 Safiirkii dalka Talyaaniga u fadhiyay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa lagu dilay weerar ka…
War deg deg ah: Beesha caalamka oo caawa mar kale soo saartay qoraal ku aaddan is-mari waaga ka taagan doorashada Soomaaliya
February 23, 2021 Beesha caalamka ayaa mar kale soo saartay qoraal ku aaddan is-mari waaga ka taagan…
Nin reer New York aha oo geeriyooday kaddib markii uu ku qarxay qalab uu sameynayay inuu ku ogaado wiil ama gabar waxa uu yahay ilmaha ay xaaskiisa uurka ku waddo
February 23, 2021 Nin rajeynayay inuu aabbe noqdo oo reer New York ahaa ayaa geeriyooday kaddib markii…