Category: WARARKA MAANTA
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo cambaareeyey dilkii Muqdisho loogu geystay Abkoow Cambuure oo ahaa sarkaal ka tirsanaa booliska Soomaaliya.
February 21, 2021 Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray ku cambaareeyey dilkii xalay Muqdisho…
Dowlada oo ku eedaysay Puntland iyo Jubbaland inay diideen casuumaddii uu u fidiyey madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday..
February 21, 2021 War xalay kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu shaacismyey in madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland…
Madaxweye Qoor Qoor oo xalay la kulmay Madaxweyne-yaashii hore Shariif, Xasan iyo Ra’iisal Wasaarihii hore Khayre Sawiro
February 21, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor…
Wasaaradda Caafimaadka oo shegtay in la diiwaan geliyay 257 xaalado cusub oo COVID-19 ah iyo 15 qof oo geeriyootay
Feb: 20/2/2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay…
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir oo Gacanta uga jabtay Rasaastii shalay..
Feb: 20/2/2021 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee dhanka maamulka iyo maaliyadda gobolka Banaadir Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim…
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabacay Talyaha Daraawiishta Galmudug
. Feb: 20/2/2021 Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye, kuna taariikhaysan 20-2-2021 ayaa…
Weerar Qarax dhaliyay dhimasho 10 oo ka dhacay Kabul
. Feb: 20/2/2021 Ugu yaraan shan qof ayaa geeriyootay laba kalana waa lagu dhaawacay kadib markii qaraxyo…
Daraasad cusub oo Mareykanku sameeyay oo soo jeedinaysa in xirashada laba maaska ay si fiican qofka uga difaaci karto caabuqa coronavirus.
Feb: 20/2/2021 Daraasad cusub oo Mareykanku sameeyay ayaa soo jeedinaysa in xirashada laba maaskara ay si fiican…
kulan Muqdisho ku dhaxmaray Madaxweyne Guudlaawe iyo Xassan Shiikh
Feb: 20/2/2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta hoygiisa Magaalada Muqdisho ku booqday Madaxweynihii…
UN-ka oo qandaraasle Maraykanka ah ku eedeeyay in uu Jabiyay cunnaqabateyntii hubka ee Qaramada Midoobay saartay Libya
Feb: 20/2/2021 Erik Prince oo ah qandaraasle dhanka amniga ah, xulafana la ahaa madaxweynihii hore ee Mareykanka…
Tigreega oo shuruudo ku xiray wadahadal ay galaan Madaxda Itoobiya
Muqdisho | QOL | February 20 2021–Hogaamiyeyaashii xukunka laga tuuray ee xisbigii hore ee xukumayay waqooyiga gobolka…
DEG-DEG:-Midowga Musharaxiinta oo markale banaanbax ku dhawaaqay
Muqdisho | QOL | February 20 2021–Xubnaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa ay maanta markale ku…