Category: WARARKA MAANTA
Qaramada Midoobay oo dalbatay in la xaqiijiyo nolosha Amiiradda Dubai ee Xiran
Feb: 20/2/2021 Xafiiska arrimaha bani’aadannimada ee Qaramada Midoobay ayaa dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ka dalbaday in ay…
Saxafiyiinta Somaliya oo dhibaato kala kulma Wararka ku aadan Xiliyada kala Guurka..
Feb: 20/2/2021 Waxaa magaalada Muqdisho lagu dilay ku dhawaad 50 Saxafi Sanadihii la soo dhaafay, ka bilaaw…
Urur goboleedka IGAD oo war cusub kasoo saaray xaaladda cakiran ee dalka, rabashadihii ka dhacay magaalada Muqdisho….
Wadooyinka Muqdisho oo saakay mar kale dib loo furay kadib Xayiraadii shalay
Feb: 20/2/2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho saakay ayaa sheegaya in markale saakay ay magaalada caadi ku…
Shirkadda duulimaadyada Turkish Airline , Ethiopian Airlines iyo Uganda Airlines oo maalintii labaad muqdisho aan ka soo dagin
.. Feb: 20/2/2021 Wararka ka imanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in Shirkadda Diyaaradaha Turkish Airline , Ethiopian…
Hillary Clinton oo ku howlan filim ka careysiinaya Turkiga
Feb: 19/2/2021 Hillary Clinton, oo horay wasiirka arrimaha dibadda uga soo noqotay Mareykanka iyo gabadheeda Chelsea ayaa…
Midowga Afrika oo ciidamada AMISOM ku amray inay dhexdhexaad ka noqdaan dagaalka u dhaxeya dowladda iyo musharixiinta mucaaradka
Feb: 19/2/2021 Midowga Afrika ayaa ciidamada AMISOM ku amray inay dhexdhexaad ka noqdaan xiisadda dagaal ee u…
Jubaland “waxay nasiib darro u aragtaa in ciidamada dalka ee loogu talo galay Cadowga, loo isticmaalay in lagu waxyeeleeyo shacabka Soomaaliyeed
Feb: 19/2/2021 Dowlad goboleedka Jubaland ayaa war kasoo saartay falalkii u dambeeyay ee ciidamada dowladda ka geysteen…
Turkiga oo qorsheynaya in uu hawada sare u dirto dayax-gacmeed baaxad leh, sanadka 2028-ka.
Feb: 19/2/2021 Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in ay hawada sare u dirto dayax-gacmeed baaxad leh, sanadka 2028-ka….
Ururada bulshada rayidka ah oo Warsaxaafadeed ka soo saaray Rabshadihii ka dhacay Muqdisho 24 saac..
Feb: 19/2/2021 Ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya ayaa nasiib darro weyn ku tilmaamay xasillooni darrada ka…
Rooble “Waxaa ayaan darro ah iyadoo lagu jiro sannadka 2021, in uu qof sheegto in uu qabsaday qeybo kamid ah magaalada Muqdisho
Feb: 19/2/2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in uu ka xun yahay…
Xasan shekh iyo shekh Shariif oo ka guuray Hotelka Ex.Nasahablod ee u dhow Taalada Daljirka Dahsoon
.. Feb: 19/2/2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud…