Category: WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf oo weeraray Musharixiinta Muqdisho ku shiraya..
Madaxweynihii hore ee dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Shirka Musharaxiinta xilka Madaxweynaha…
Al-shabaab oo Mar kale Xalay Madaafiic ku garaacday Garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb.
. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo sadqii dhexe ee xalay…
Lix dacwadood oo Donald Trump, uu wajihi karo ka dib markuu xilka ka dego
inta uu yahay madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump wuxuu ku raaxeysanayay xasaanadda gaarka ah ee ka difaaceysay nooc…
khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka bilaawday deegaan hoos taga degmada Matabaan
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal gelinkii dambe ee shalay ka bilaawday…
Madaxweyne Cali Guudlaawe safar uu ku tagi lahaa magaalada B/weyne oo dib u dhacay..
Safar uu maanta markale Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ku tagi lahaa magaalaada Beledweyne ee…
Ciidamada Itoobiya oo sheegay inay ku hareereysan yihiin caasimadda Tigray
Waxaan maanta ku eg saddexdii maalmood ay dowladda Itoobiya u qabatay inay isku soo dhiibaan ciidamada Tigray…
Lafta Gareen “Dadka Qaylinaya dib ha u fiiriyaan, waxay horay usoo sameeyeen
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo xalay hadal ka jeediyey munaasabad casho sharaf aheyd…
Madaxweynaha Joe Biden oo sheegay in kooxda u qaabilsan xil la wareegistiisa ay wada shaqeyn wanaagsan ka helayso maamulka Trump
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka, Joe Biden, ayaa sheegay in kooxdiisii qaabilsan xil la wareegistiisa ay wada…
SAWIRO: Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray xerada Ciidanka CXDS ee Baydhabo
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo…
Musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo shir la leh culimada Soomaaliyeed
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Shirka Musharrixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta galay maalintii Afaraad…
La taliyihii Amniga Madaxweyne Deni oo geeriyooday
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Rabi naxariistiisa jano haka waraabiyee waxaa dalka Turkiga ku Geeriyooday…
AMISOM oo ku dhawaaqday in ay ka qeyb qaadanayso Amniga doorashada
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna…