Category: WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Shabaab gubeen 7 gaari oo xamuul ah
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Afhayeenka Ciidanka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan ayaa sheegay in Al-Shabaab…
Joe Biden oo magacaabay xog-hayaha arrimaha dibadda ee maamulkiisa cusub
Muqdisho | QOL | November 24, 2020 –Madaxweynaha la doortey ee Mareykanka Joe Biden ayaa Antony Blinken…
Puntland oo sheegtay in la la’yahay Kalluumeysato Soomaali & Ajaanib ah
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahin Guud ka bixiyay khasaaraha…
Qaraxyo xooggan oo laga maqlay caasimadda gobolka Amxaarada
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Shacabka ku nool caasimadda gobolka Amxaarada ayaa BBC-da u sheegay…
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ku biiray Shirka musharixiinta uga socdo Muqdisho
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Waxaa weli Magaalada Muqdisho ka socda Shirka u dhaxeeyay Musharixiinta…
Puntland oo shir deg deg ah ka yeelatay duufaanta khasaaraha geysatay
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-Xigeenka Maamulkaas Axmed…
Xiisad ka taagan degaan ka tirsan Gobolka Hiiraan
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Xiisadaan oo u dhaxeeysa laba maleeshiyo beeleed ayaa waxaa ay…
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha K/Galbeed & Safiirka Qatar?
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen…
Khasaaro ka dhashay roob ka da’ay Magaalada Boosaaso
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –24-kii saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa roob xoogan…
Maamulka G/Hiiraan oo xal la gaaray Saraakiil & Maleeshiyaad kasoo horjeeday Maamulka Hir-Shabeelle
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo uu weliyo Taliyaha…
Wararkii ugu dambeeyay Shirka musharixiinta oo la soo geba-gabeynayo
Muqdisho | QOL | November 23, 2020 –Waxaa maalintii Saddexaad galay Shirka u dhaxeeya 14 musharax oo…
Milatariga Ethiopia oo wada Gulufkii ugu danbeeyay oo ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta gobolka Tigray
Milatariga Ethiopia ayaa qorsheynaya in ay taangiyo u adeegsadaan in ay ku qabsadaan magaalada Mekelle ee xarunta…