Category: WARARKA MAANTA
Afhayeenka TPLF oo Sheegay in ay so rideen diyaarad duqayn rabtay meelo u dhaw Maqale
Afhayeenka Ururka TPLF Getachow Rada ayaa habeenimadii xalay mar uu ka hadlayay Warbaahinta degaanka Tigray ayaa sheegay…
Al-Shabaab oo weeraray saldhigyada Ciidamada Kenya ee degaannada Taabta & Qooqaani ee Gobolka Jubbada Hoose
Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan gobolka Jubbada…
Madaxweynaha Dowlada gobolka Tigray oo ku baaqay xabad joojin
Madaxweynaha maamulka Tigray Debretsion Gebremichael ayaa lagu soo warramayaa in uu ku baaqay in lasoo afjaro colaadda…
Trump oo sheegay in uu la hadli doono dadweynaha Maraykanka
Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka soo dhigay in markii ugu horreysay uu la hadli doono dadweynaha…
Trump oo lagu baaqay in uu aqbalo natiijada doorashada looga guuleestay
Saraakiil horey uga soo shaqeyn jirtay Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ugu baaqday Trump in uu aqbalo…
Wafdi Ka Socday Dowladda Talyaaniga Oo Gaaray Hobyo
Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxaa wafdi ka socday dowladda Tanyaaniga iyo…
Abiy Axmed: TPLF waxay doonayaan in dalka uu noqdo mid aan la maamuli karin
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay la socdaan tacaddiyada joogtada ah ay gobolka ka…
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB oo howlgal qorsheysan ka fuliyay tirsan Gobolka Jubbada Dhexe..
Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen…
QM oo sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka ka socda gobolka Tigray ee Ethiopia
QM ayaa sheegtay in 9 milyan oo qof ay halis ugu jiraan in ay ku barakacaan dagaalka…
Dadka Azerbaijan oo u dabaal degay ‘qabsashada’ magaalada Shusha
Dadka reer Azerbaijan ayaa ku dabaaldegay jidadka magaalada caasimadda ah ee Baku kadib markii Madaxweyne Ilham Aliyev…
Abiy Ahmed oo Xilalkii ka qaaday Saraakiisha ugu saraysa Ciidamada Itobiya..
Ra’iisul Wsaaraaha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa xilalka ka qaaday taliyihii ciidamada, madaxii sirdoonka iyo wasiirkii arrimaha dibedda,…