Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo xilka la wareegay

Munaasabad kooban oo Maanta lagu qabtay magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa xilalka kula wareegay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka hadlay roobabkii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay Caasimadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa ka hadlay roobabkii xooganaa ee maalmihii lasoo dhaafay ka da’ayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo kasoo horjeestay guddiga uu xalay Magacabaay RW Rooble

Muqdisho | QOL | November 09, 2020 –Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa kasoo horjeestay…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo ansixiyay Guddiga doorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa

Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad Goboledka Hirshabelle ayaa maanta kulan koodii caadiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Sharaxaad: Maxaa ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya?

Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –Dawladda federaalka ah ee Itoobiya ayaa ku dhawaaqday “dagaal lama…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin Dilay Muwaadin Soomaali-Mareykan Ah Oo Xukun Adeg Lagu Riday

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka gaar ahaan Magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota xukun adeg ku riday Nin…

Posted in WARARKA MAANTA

Donald Trump oo ku wareeray sidii uu u daawaneyey TV-yada

Donald Trump ayaa ka cadhooday, kana xumaaday in dad kooban ay u soo baxaan taageeradiisa xilli uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Shacabka BFS oo maanta dhageysanaya warbixin ku saabsan Saameynta Covid-19 ee dalka.

Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –Golaha Shacabka BFS oo ku guda jira kalfadhigooda ugu dambeeyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Suudaan oo xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya, iyadoo ay jiraan isku dhacyo daaal oo ka dhacay Gobolka Tigray

Dowlada Suudaan ayaa xirtay xadka ay la wadaagto Itoobiya, iyadoo ay jiraan isku dhacyo ka dhacay Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo war kasoo saartay Geerida Sheekh Nuureyn Maxamed Siddiiq.

Muqdisho | QOL | November 07, 2020 –War kasoo baxay Wasaaraddda Arrimaha Diinta Dowladda Suudaan ayaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Suudaan oo ka hadashay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Nuureyn oo ahaa xaafidul Qur’aan siiqo wanaagsan ku aqrin jiray Qur’aanka Kariimka

Dowladda Suudaan ayaa war ka soo saartay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Sheekh Nuureyn Maxamed Sadiiq…

Posted in WARARKA MAANTA

Ammaanka goobaha tirinta codbixintu ka socoto oo aad loo adkeeyay

Saraakiisha doorashada ee guud ahaan Mareykanka ayaa si isdaba joog ah ugu baaqaya in la siiyo ciidamada…