Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska ololaha doorashada Trump oo labo dacwadood ka gudbiyay natiijada gobollada Michigan iyo Pennsylvania

Xafiiska ololaha doorashada ee Madaxweyne Donald Trump ayaa labo dacwadood ka gudbiyay natiijada gobollada Michigan iyo Pennsylvania…

Posted in WARARKA MAANTA

Sidee ayay warbaahinta dunida u tebineysaa doorashada Mareykanka

? Suurtogalnimada ah rabshado ka dhaca Mareykanka, sababo la xiriira doorashada aan weli kala caddeyn, ayaa saldhig…

Posted in WARARKA MAANTA

Egypt Ethiopia iyo Sudan oo ka heshiin waayay khilaafka wabiga Nile

Dowladaha Egypt, Ethiopia iyo Sudan ayaa ku guuldarraystay inay heshiis ku garaan wadahadalladoodii cusbaa ee ay diiradda…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Human Rights Watch oo ka hadashay xaaladda ka taagan gobolka Tigreega

“Iyada oo laga jawaabaya dhacdooyinka ka socda gobolka Tigreega ee Itoobiya, oo ay ka mid yihiin carqaladeynta…

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden: “Waxaan rumeysanahay in aan guuleysan doono”

Musharraxa xisbiga dimuqraadiga Joe Biden ayaa muujiyay kalsooni isla markaana ka hadlay muhiimadda ay leedahay mideynta dalka….

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkada Twitter oo ka digtay Ra’iisul Wasaaraha Slovenia oo u “ Hambalyeeyay” Trump, ayada oo aysan meel u dhicin USA

Twitter-ka waxa astnaan digniin ah saartay farriin uu soo dhigay ra’iisul wasaaraha Slovenia, Janez Jansa, kaas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Barasaabka Pennsylvania oo dhegaha ka fureystay baaqa Trump ee ah in la joojiyo tirinta codadka

Barasaabka gobolka Pennsylvania, Tom Wolf, ayaa sheegay in tirinta codadka gobolkaas ay sii socon doonto, inkastoo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dibadbaxyo ka socda Magaalooyinka Maraykanka sida Portland, Oregon, Minneapolis, New York, Philadelphia Chicago. Portland iyo Oregon kuwaasi oo ka soo hor jeeda Trum..

Dibadbaxyo ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka qaarkood, iyadoo xiisadda tirinta codadka gobollada lagu hardamayo ay sii kululaaneyso….

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee ka dhanka ah gobolka Tigreega

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed ayaa wacad ku maray in uu sii wadi doono howlgalka militeri ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Muxuu Xisbiga Jmahuurigu ka yiri khudbadii Trump?

Donald Trump ayaa sheegtay guul aan lagu raacsaneyn, kaadib khudbad uu goor dhow ka jeediyay Aqalka Cad…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbaahinta Maraykanka oo Beenisay in uu ku guuleystay Trum Doorashada dalkaasi oo uu sheegtay..

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu sheegay in uu guuleystay in kastoo aan weli la tirin codadka gobollada…

Posted in WARARKA MAANTA

lhan Cumar oo ka jawaabeysa sheegashadii Trump ee ahayd in uu “ku guuleystay” doorashada ayaa barteeda Twitter-ka ku qortay

lhan Cumar oo ka jawaabeysa sheegashadii Trump ee ahayd in uu “ku guuleystay” doorashada ayaa barteeda Twitter-ka…