Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha Denmark, Ireland iyo Poland

Muqdisho, Nofeembar 03, 2020 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shiinaha oo indhaha ku haya Doorashada saakay ka dhacaysa Maraykanka

Shiinaha oo indhaha ku haya Doorashada saakay ka dhacaysa Maraykanka Gudaha Mareykanka, Biden iyo Trump waxay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan oo Pakistan ah oo la soo badbaadiyay, kaddib markii la afduubtay laguna qasbay inay muslimto ayna guursato nin Muslim ah.

Gabar 13 sano jir ah oo Kirishtaan ah kuna nool dalka Pakistan ayaa la soo badbaadiyay, kaddib…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Afrika oo cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay Qowmiyado.

Guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika, Moussa Faki Mahamat, ayaa cambaareeyay dilalkii dhowaan ka dhacay Itoobiya ee u dhaxeeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku-xigeenkii Siinka-dheer ee duleedka Muqdisho. oo Qarax lagu dilay

Faah fahina dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax ka dhacay deegaana Siinka-dheer ee duleedka Magaalada Muqdisho, kaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta Diyaaradaha Somalida ka jarato Tigitka ugu Wayn xaafada islii ee Dhaqane Travel Agency oo Saxmad laga dareemayo Sawiro

Tan iyo markii ay dhacday Dowladii dhexe ee Soomaaliya 1991-dii oo ay Bur burtay Dowladii dhexe ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo amray in wax laga qabto biyaha xiray jidadka Muqdisho

Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir lagu heshiisiinayo beelo dagaalamay oo furmay

Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Odayaasha, Waxgaradka & Maamulka degmada Tuliguuleed ayaa waxaa u furmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Muwaadin Soomaaliyeed oo tooreey lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Waxaa Gudaha dalka Koonfur Afrika dhaawac tooreey oo loo geystay…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo khudbadahooda jeedinaya

Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay dalka Austria

Muqdisho | QOL | November 3, 2020 –Weerar toogaasho oo saf-mar ah ayaa lagu qaaday meel u…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo saakay loo dareerayo goobaha cod-bixinta

Shacabka ku nool Mareykanka ayaa maanta u dareeraraya goobaha cod-bixinta, ayaga oo dooranaya madaxweynaha xiga ee dalka…