Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Maamul-Goboleedyada haka wada diideen MW Farmaajo mudo-Kororsigan sharci-Darrada ah!

Gogol-Dhig Allaah ayey mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo….

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad-goboleed

Dhuusamareeb, Ogosto 17, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan hordhac u ah Shirka…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG-DEG:-Qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hoteel ku yaalla xeebta Liido

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday Hoteelka Caanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay Garoowe

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo maalmahan…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradda Turkish Airlines oo dib u bilaabaysa Duullimaadyadii Somalia

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wasaaradda Gaadiidka dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday in ay dib u bilaabeys duulimaadyada Caalamiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Falagle” Dadka Waqtigooda ku imaan waaya Shirka Dhuusamareeb waxaan u aragnaa kuwo diidan”

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa lagu wadaa in uu dhawana ka furo Shir…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliland oo toogasho lagu dilay

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wararka laga helayo Degmada Lughaye oo ka tirsan Gobolka Awdal ayaa waxaa ay sheegayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda Soomaaliya oo ku wajahan Gobolka Gedo

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Wafdi uu hoggaaminayo sii hayaha wasiirka waxbarashada xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Bare ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay Wufuud kala duwan oo ku wajahan Magaalada Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | August-16-2020–Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa kusii qul qulaya wufuud kala duwan, kuwaas…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida doorashada oo qeyb galaya Shirka Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Guddiga Farsamada ee ka baaraan degida talooyinka la xiriira hannaanka iyo hab-sami u socodka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo oo Madaxtooyada Galmudug kula kulmay Saddex Madaxweyne maamul goboleed

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Mogadisho | QOL | August-15-2020–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sugan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka…