Category: WARARKA MAANTA
Ku Dhawaad 15 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shil khasaare xooggan geystay…
Xiisadda Kosovo iyo Serbia oo kasii dartay iyo Belgrade ‘oo heegan gelisay’ ciidankeeda
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Ciidamada Serbia ayaa la geliyey “heegankii ugu sarreeyey,” waxaa sidaas sheegay Wasiirka Difaaca…
Afarta xirfad ee ugu mushaarka badan adduunka ee la barto iyo Nuuca ay yihiin.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Ma la socotaa in qaar ka mid ah ardayda cusub ee qalin jabisay…
Qaraxyo isxig-xiga oo dheemish ah oo laga maqlay Magaalada Muqdisho caawa fiidkii
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Dhowr qarax oo isxigay ayaa goor dhow laga maqlay qeybo ka mid ah…
Gabar caan ka ahayd Soomaalida TikTok oo ‘u dhimatay daroogo ay isku durtay
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Gabadhan oo baraha bulshada caan ka ahayd ayey saaxibbadeed sheegeen inay in muddo…
Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo ansixiyay miisaaniyadda Dowladda ee 2023-ka
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Barlamaanka Koonfur Galbeed Maxamed Nur Maxamed…
Mid ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho oo la hordhigay dalab muhiim ah
Talaado, 27 December [QARANIMO ONLINE] Qaar ka tirsan ardayda wax ka barata Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho, ayaa…
Soomaali meydkiisa laga badbaadiyay in la gubo
Talaado, 27 December [QARANIMO ONLINE] Marxuum Jamaal Cumar Cali oo ahaa Soomaali, kuna jiray xero qaxooti ah…
Wasiirka Qorshenynta oo kula dardaarmay Agaasimeyaasha Waaxyaha inay xoojiyaan Isla-xisaabtanka
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wasiirka Wasaaradda Qorshenta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Dalka Mareykanka
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan soo dhaweyn ah…
Shirka Golaha wadatashiga Qaran oo galay maalintii labaad.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Shirka Golaha wadatashiga Qaran ayaa galay maalintiisii labaad Shirkan oo ay ka qeyb…
Al-Shabaab oo weerar culus ka geysteen deegaanka Pandaguo ee ismaamulka Lamu ee dalka Kenya iyo khasaare ka dhashay Weerearkaas.
Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wararka laga helayo dalka Kenya ayaa sheegaya in xoogag hubeysan oo ka tirsan…