Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdigii U Horeeyay Ee Ka Socda Dowladda Itoobiya Oo Mudo kadib Gaaray Gobolka Tigray.

Talaado: DECEMBER 27, 2022 Waxaa caasimadda gobolka Tigray ee Maqalle ka dagay Wafdi ka socday dowladda Itoobiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Fannaan Cabdinaasir Macallin Caydiid oo ku geeriyooday magaalada Addis-ababa

Talaado: DECEMBER 27, 2022 Alle ha u naxariisto waxaa magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday fanaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ay xayiraado kusoo rogay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo shaqaalaha shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud Telecom ex Barakaat

Talaado: DECEMBER 27, 2022 Wararka ka imanaya Soomaaliya ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay xayiraado kusoo rogeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay Magaalada Muqdisho Xalay

Talaado: DECEMBER 27, 2022 Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Xaflad soo dhaweyn…

Posted in WARARKA MAANTA

Taiwan oo sheegtay in ay aragtay 70 iyo kow diyaaradood iyo 7 markab oo kuwa dagaalka oo Shiinaha laga leeyahay oo ku hareeraysan jasiiradda

 Isniin: DECEMBER 26, 2022 Taiwan ayaa sheegtay in ay aragtay 70 iyo kow diyaaradood iyo 7 markab…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Saadaq Saadaq Joon oo dhaliilay qoondada ay miisaaniyadda dowladda ee sanadka soo socda ku leeyihiin hey’adaha amniga

. Isniin: DECEMBER 26, 2022 Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) oo ka hadlay kulankii labada gole…

Posted in WARARKA MAANTA

Dablay hubaysan oo goor dhowayd Laascaanood ku dilay Hadraawi Sangub oo ka mid ah aqoonyahanka magaalada Laascaanood.

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxay dil caawa ka dhacay magaalada Laascaanood  ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraal Zakiya oo raali gelin ka bixisay qoraal maalmo ka hor ay ku shaacisay in Macalin Dugsi Qor’aan uu Dhuusamareeb ku kufsaday seddax gabdhood oo yar-yar.

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Taliye ku xigeenka labaad ee ciidanka booliska Soomaaliya Jeneraal Zakiya Xuseen ayaa raali…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda difaaca Ruushka oo sheegay in Diyaarad Nuuca Drone-ta ay Duqeysay Saldhig uu Dalkaasi leeyahay

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Wasaaradda difaaca Raashiya ayaa sheegtay inay diyaarad drone oo ay Milliteriga Ukraine leeyihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga mucaaradka Ucid oo kasoo horjeestay hadal ay soo saareen guddiga diiwaan galinta Ururada Siyaasadda ee Somaliland

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Guddida Diwaan galinta ururrada iyo Ansixinta Asxaabta Qaranka ee Jamhuuriyadda Gooni isutaageeda ku…

Posted in WARARKA MAANTA

banaanbax ka dhigay Muqdisho looga soo horjeedo muddo kororsiga uu sameystay Madaxweynaha KGS C/casiis Xasan Maxamed Lafta gareen

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Dadweyne banaanbax ka dhigay maanta magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegeen inay kasoo horjeedaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye ku xigeenkii hore amniga gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere oo Fariin u diray Taliye ku xigeenka Booliska, General Zakiya

Isniin: DECEMBER 26, 2022 Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Mudane Cali…