Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dibad baxyo ka socda Dalka Faransiiska oo sii kordhay, Caasimada Paris oo Rabshadaha ku fideen

Axad: DECEMBER 25, 2022 Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska ciidanka booliska a oo faahfaahin ka bixiyey rag eedeysaneyaal ah oo loo qabtay kufsi iyo dil, ka kala dhacay Muqdisho iyo Baardheere

Axad: DECEMBER 25, 2022 Taliska ciidanka booliska Soomalaiya ayaa faahfaahin ka bixiyey laba kiis oo loo soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo been-abuur ku tilmaantay war la faafiyey oo sheegaya in laga hor istaagay socdaal ay ku tegi lahayd Boosaaso.

Axad: DECEMBER 25, 2022 Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Golaha Wakiilada Maraykanka ayaa been-abuur ku tilmaantay…

Posted in WARARKA MAANTA

Kalluumeysato muddo u afduubnaa Al-shabaab oo dib ugu laabtay Iran

Axad: DECEMBER 25, 2022 Afar iyo toban kalluumaysato Iiraaniyiin ah oo ay gacanta ku dhigeen kooxda Al-Shabaab…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uuliyiinta dalka Sudan oo xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib dagaal beeleedyo ka dhacay halkaas

Axad: DECEMBER 25, 2022 Mas’uuliyiinta dalka Sudan ayaa xaalad degdeg ah uga dhawaaqay koonfurta gobolka Darfur kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada ammaanka Galmudug oo sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la sheegay inay la macaamileen ururka Al-Shabaab.

Axad: DECEMBER 25, 2022 Ciidamada ammaanka ee Galmudug ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen odayaal la…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Difaaca Kenya oo gaaray Kismaayo lana kulmay Axmed Madoobe . Axad: December 25, 2022 Madaxweynaha Jubaland…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha ku sugan dalka Ukraine oo sheegay in saddex ka mid ah shaqaalaha gurmadka degdegga ah lagu dilay hawlgallo miino baaris ah

. Axad: December 25, 2022 Saraakiisha ku sugan dalka Ukraine ayaa sheegay in saddex ka mid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

In ka badan 50 qof oo ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British Columbia ee dalka Canada.

Axad: December 25, 2022 In ka badan 50 qof ayaa ku dhaawcantay shil ka dhacay gobolka British…

Posted in WARARKA MAANTA

Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada Xarardheer oo dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud

Axad: December 25, 2022 Odayaashii Beesha Reer Xaaji Saleebaan ee Habargidir ee dhowaan Al-Shabaab ugu tegay degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Hogaamiyaha Baxsadka ah Yuusuf Kabokutukade oo ka hadlay Dagaalka looga saaray aadan yabaal iyo Ruun Rigood

Axad: DECEMBER 25, 2022 Yuusuf Kabokutukade oo ah hoggaamiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban guddoomiyaha gobolka Shabeellada Dhexe ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

La-taliyaha Amniga madaxweyne Xasan shekh Xuseen Macalin oo shaaciyey in Turkiga Diyaaradihiisa ay Qeyb ka yihiin Dagaalka Dagaalka kooxda Al-Shabaab

Axad: DECEMBER 25, 2022 Xuseen Macallin Maxamuud oo haatan la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya…