Category: WARARKA MAANTA
Taliban oo soo saartay amar haweenka Afgaanistaan looga mamnuucay in ay u shaqeeyaan hay’adaha aan dowliga ahayn
Axad: DECEMBER 25, 2022 Taliban ayaa soo saartay amar haweenka Afgaanistaan looga mamnuucay in ay u shaqeeyaan…
miino ay dhigeen wadada dhinaceeda Al-Shabaab oo la kacday mooto Bajaaj, xilli ay mareysay inta u dhaxeysa deegaanka Buurane iyo Mahadaay
Axad: DECEMBER 25, 2022 Waraka laga helayo Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in miino ay dhigeen dagaalyahanada Al-Shabaab…
Madaxweyne Lafta-Gareen Oo Magacaabay Wasiirka Cusub Ee Warfaafinta Kadib Iscasilaadii Wasiir Ilyaas
Axad: DECEMBER 25, 2022 Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay xilka Wasiirka Warfaafinta…
RW Xamse ” Shaqaalaha bilaashka mushaarka ku qaata xaraan ayey carruurtooda ku biilayaan”
Axad: DECEMBER 25, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulan muhiim ah…
Magaalada Muqdisho oo lagu dilay nin darawal ka ahaa mooto Bajaaj uu ugu xamaali jiray qoyskiisa ka dib markii uu rasaas ku furay askari Boolis ah
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Waxaa Magaalada Muqdisho lagu dilay saacado yar ka hor nin darawal ka ahaa…
War deg deg ah: Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur oo goor dhawayd oo caawa ah xilka iska
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Wasiirkii warfaafinta Koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa caawa xilka iska casilay, isagoo…
Muqdisho oo maalmaha soo socda ka furmaya shir u dhexeeya Madaxwaynaha DF Soomaaliya iyo Madaxda maamulada Goboleedyada
Sabti: DECEMBER 24, 2022 . Waxaa dalka dhacay isbadalo xagga amniga iyo Siyaasadda ah, sidoo kale…
Shiinaha oo dhaleeceeyay tallaabada uu Mareykanka uu sare ugu qaaday kaalmada militeri uu siinayo Taiwan.
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Shiinaha ayaa si xooggan u dhaleeceeyay tallaabada uu Mareykanka uu sare ugu qaaday…
Imaamka Masjidka Al-Azhar Masar oo sheegay in shareecada ka soo horjeedo go’aanka gabdhaha reer Afghanistan looga mamnuucay jaamacadaha
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Imaamka weyn ee Masjidka Al-Azhar ee Masar ayaa sheegay in shareecada uu kasoo…
Ra’iisul Wasaare Xamxa oo kulan la qaatay Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda oo amray inay la Xisaabtamaan shaqaalada dowladda ee aan shaqada soo xaadirin
. Sabti: DECEMBER 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xamxa Cabdi Barre oo kulan muhiim ah maanta la qaatay…
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo digniin u dirayay ciidamada dowladda in qarax kasta oo ka dhaca Muqdisho lasoo marsiiyo baraha koontrool ay ciidamada joogaan
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo digniin u dirayay ciidamada dowladda ayaa sheegay…
Nin hubeysan oo saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u dhow oo ay leeyihiin Kurdiyiinta bartamaha magaalada Paris
Sabti: DECEMBER 24, 2022 Nin hubeysan ayaa Jimcihii saddex qof ku dilay xarun dhaqan iyo maqaayad u…