Category: WARARKA MAANTA
Wadahadaladii u dhaxeeyay dowladad fedraalka ee Itoobiya iyo TPLF oo dib u bilaabmay
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Wakiilo ka kala socda dhinacyada isku haya Itoobiya- ee Dowladda Federaalka iyo Xoogaga…
Ciidamada ammaanka Afghanistan oo xabsiga u taxaabay haween dhigayey mudaharaad ay uga soo horjeedaan xayiraadda waxbarashada jaamacadaha
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ciidamada ammaanka Afghanistan oo xabsiga u taxaabay haween dhigayey mudaharaad ay uga soo…
Moscow oo sheegtay gantaalada difaaca hawada ee Ptriot Mareykanka siinayo Ukraine iney Ruushka ka hor istaageyn inuu yoolki uu dagaalka ka lahaa inuu gaaro.
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Moscow ayaa sheegtay gantaalada difaaca hawada ee Ptriot uu Mareykanka siinayo Ukraine iney…
Turkey iyo Sacuudi Carabiya oo cambaareeyey go’aanka Taalibaan ay haweenka uga mamnuuceen Jaamacadaha.
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Turkey iyo Sacuudi Carabiya ayaa noqday labadii dal ee ugu dambeeyey ee Muslim…
Aqalka cad ee Mareykanka oo xaqiijiyey gantaalka Patriot ee nidaamka difaaca dalka Ukraine lagu xoojinayo
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Aqalka cad ee Mareykanka ayaa xaqiijiyey gantaalka Patriot ee nidaamka difaaca dalka Ukraine…
Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland
. Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka ayaa maanta booqasho ku…
Hey’ada Hormuud Salaam Foundation oo Munaasabad Sagootin ah u qabatay Bukaan Dalka wax looga qaban waayay oo ay Hey’ada u fududeysay Caafimaad Dibada ah.
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Maanta oo aay taariikhda tahay 22/12/2022, ayaa Munaasabad lagu sagootinayey, Salaad Abdullahi Mukhtaar,…
Maxamed Salaad “Soomaaliya waxaa gabay tacliinleyda”
Khamiis, 22 December [QARANIMO ONLINE] Maxamed Salaad oo ah khabiir ku taqasusay arrimaha ammaanka, oo ka hadlay…
Dowladda Itoobiya oo shaaca ka qaaday in ay ku guuleysatay in ay si nabad ah ku sii deyso lix ka tirsan Ciidanka Jabuuti oo ay haysteen maleeshiyaadka FRUD
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ay ku guuleysatay in ay si…
Ciidamada Dowlada oo la Wareegay deegaanka Ruunirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe oo Muhiim u ahaa al-shabaab
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Ciidamada milatariga Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa kusii siqaya deegaanka Ruunirgood ee gobolka…
khasaaraha ka dhashay weerar qarax Al-Shabaab ka fuliyeen deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee gobolka waqooyiga Bari ee Kenya.
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar qarax loo…
Dowladda Gambia oo sheegtay inay fashilisay afgembi militari
Khamiis: DECEMBER 22, 2022 Dowladda Gambia ayaa Arbacadii sheegtay inay fashilisay afgambi militari, ayna xireen afar askari…