Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar kamid ah Dhalinyaradii lagu tababaray dalka Ereteriya oo la keenay Muqdisho

Waxaa Maanta garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday Cutubyadii ugu horeeyey oo kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Adam Abdelmoula?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Ku-xigeenka…

Posted in WARARKA MAANTA

Marwo Sucaad Cali “Marka ay timaada doodda ku saabsan xuquuqda haweenka waxaa loo leexiyaa diinta”

Arbaco, 21 December [QARANIMO ONLINE] Marwo Sucaad Cali oo ka mid ah ururka haweenka Gobolka Banaadir ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Darawalka guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya Mursal oo dhawaan u goostay Al-Shabaab oo shaaciyay in Ugaas ka tirsan beeshiisa u fudeydiyay

– Arbaco: December 21, 2022 Darawalka guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliye Xijaar Oo Mushaarka Ka JJaratay Qaar Kamid ah Askarta Booliiska KG.

Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaliya Mudane Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Mushaaradkii ka goostay qaar kamid ah Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Rag hubeysan ku qabtay howlgal ka dhacay degmada Yaaqshiid

  Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kordhiyay howlgallada haatan ka socdo magaalada Muqdisho ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hoggaamiyaasha Taalibaan ee dalka Afghanistan oo haweeka ka mamnuucday waxbarashada Jaamacadaha iyo Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ay cambaareeyay

  Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Hoggaamiyaasha Taalibaan ee dalka Afghanistan ayaa mamnuucay waxbarashada jaamacadaha ee haweenka dalkaasi,…

Posted in WARARKA MAANTA

Nabaddoon Xirsi Cali Diirshe oo Muqdisho lagu Dilay iyo Alshabaab oo war kasoo saartay

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa xalay degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowlada Federalka oo Duullaan ku ah labo deegaan iyo Shacabka oo loogu baaqay in ay ka baxaan

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa qoresheenaya in duullaano ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Ukraine Volodymyr Zelensky oo safarkiisii ugu horeeyey ku tagaya Mareykanka tan iyo dagaalkii Ukraine

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa lagu wadaa inuu maanta oo arbaca ah booqasho…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya oo markii ugu horreysay dib u bilaabay adeegyadii dadweynuhu ay ka heli jireen muddo sannad ah

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Qaar kamdi ah bangiya gobolka Tigray ee Itoobiya ayaa markii ugu horreysay dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhul gariir culus oo ku dhuftay gobolka California ee dalka Mareykanka

Arbaco: DECEMBER 21, 2022 Labo qof ayaa ku dhintay tobannaan kun oo guryo la daggan yahay ahna…