Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo u mahadcelisay Shacabka iyo dowladda Turkiga

Mogadisho | QOL | May 02 2020–Wasiiradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Fawsiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoor Qoor oo qaabilay Guddiga qaran ee la Tacaalidda Covid 19

Mogadisho | QOL | May 02 2020–Madaxweynaha Galmudug ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday Xafiiska R/wasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo ka digtay Roob mahiigaan ah

Mogadisho | QOL | May 02 2020–Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowladda Soomaaliya ayaa manta soo saartay…

Posted in WARARKA MAANTA

DHAMBAALKA MADAXWAYNAHA EE 1-DA MAY MAALINTA SHAQAALAHA ADDUUNKA

Muqdisho | QOL | May 1, 2020 – Maanta oo ah 1-da May, munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Maalinta Shaqaalaha Awgeed, SJS oo ku baaqday in badbaado iyo mushahar xaq ah la siiyo warfidiyeenka

MUQDISHO, Soomaaliya 01 May, 2020 – Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SJS) ayaa munaasabadda Maalinta Caalamiga ee Shaqaalaha Adduunka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Fatahaada Degmadda Qardho

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Madaxweynaha Maamulka  Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir-gudoomiyey shir looga hadlayey…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe iyo Xubno kale oo Kismaayo kusoo laabtay

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad lagu la’aa daadadka Magaalada Khardho oo la helay

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–In ka badan 10 Ruux ayaa lagu la’aa daadadka ka dhashay…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabsi la xiriirta fatahaada Wabiga oo ka taagan Sh/Dhexe

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa xilligaan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe iyo Xubnihii la heshiiyey oo Kismaayo kusoo wajahan

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in Magaalada Kis Kismaayo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:- Barakac ka dhashay fatahaad uu sameeyey Wabiga Jubba

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Wabiga Jubba ee mara degmada Baardheere ee Gobolka Gedo saacadihii la…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Geedi oo ka digay in la siyaasadeeyo Khatarta COVID19

Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in…