Category: WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo Goob fagaaro ah ku toogtay Saddex Ruux
Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Al-Shabaab ayaa fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur oo ka tirsan Gobolka…
Weerar dad lagu diley oo ka dhacay Itoobiya
Mogadisho | QOL | April 27- 2020–Suuq weyn oo ku yaalla Deeganka Cafarta ee dalka Itoobiya ayaa…
Dad lagu la’aa daadadka Magaalada Khardho oo la helay
Mogadisho | QOL | April 28- 2020–Deegaano iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe waxaa xilligaan ka…
Madasha Xisbiyada Qaran oo walaac ka muujiyey Shaqada Hay’adaha NISA
Mogadisho | QOL | April 27- 2020–Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG…
Trump oo ka hadlay xaaladda Kim Jong-un
Mogadisho | QOL | April 24 2020–Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump wuxuu weriyeyaasha u sheegay in uu ka…
Dad ku dhintay daadad ku rogmaday Magaalada Khardho
Mogadisho | QOL | April 27-2020–Roob xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ayay Magaalada Khardho oo…
Sheekh Shariif “Soomaaliya Awood uma laha ka hortagga COVID-19
Mogadisho | QOL | April 27- 2020–Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran…
VIDEO: Wiil dhallinyarro ah oo Muqdisho ku sameeyay mashiinka NEEFTA siiya bukaanada qaba COVID-19
Muqdisho | QOL | April 26, 2020 – Iyadoo Soomaaliya uu aad ugu yar yahay qalabka neefta…
Madaxweyne Farmaajo oo xika ka qaaday laba ka mid ah ku-xigeenada G/Banaadir, magacaabay kuwa cusub
Muqdisho | QOL | April 26, 2020 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday guddoomiye…
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo dalka Malta loogu xiray ka ganacsiga maandooriyaha.
Mogadisho | QOL | April 26 2020–Wararka ka imaanaya dalka Malta ayaa sheegaya in halkaasi lagu xiray…
Dil ka dhacay Gobolka Sanaag & faah faahin laga helayo
Mogadisho | QOL | April 26 2020–Maleeshiyaad hubeysan ayaa waxaa la sheegay inay weerar Jidgal ahaa ku…
SAWIRO:-Turkiga oo Muwaadiniintiisa kala baxay Soomaaliya
Mogadisho | QOL | April 26 2020–Magaalada Muqdisho waxaa xalay Diyaaradda Turkish Airways ay ka qaaday inta…