Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho oo faah faahiyey qorshaha Maqaamka Caasimadda

Mogadisho  –February 12, -2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Shir looga hadlayo Maqaamka Muqdisho oo furmay

Mogadisho  –February 12, -2020—Kulan-howleed ku saabsan maqaamka ay caasimadda Muqdisho ku yeelanayso nidaamka federaalka ee dib-u-eegista dastuurka…

Posted in WARARKA MAANTA

Duqa Muqdisho”Qofkii Xamar lagu dhibo anigaa mas’uuliyadeeda qaadaya”

Mogadisho  –February 12, -2020—Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Sanadeedka Garsoorka dalka oo Muqdisho ka furmay

Mogadisho  –February 12, -2020—Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka furmay shir Sannadeedka Garsoorka dalka, kaas oo sanadkii…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Daahir Geelle” Farmaajo dadka dhaliilsan Dalka kuma ahan cadaw”

Mogadisho  –February 12, -2020—Musharax Madaxweyne ee doorashada soo socota Siyaasi Daahir Maxamuud Geelle oo weli ku sugan…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Jubbaland oo ka digey dagaal

Mogadisho  –February 12, -2020—Korneyl Cabaas Ibraahim Gureey oo kamid ah Saraakiisha Sar sare ee Ciidamada Jubbaland,isla markaana…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Dowladda oo howlgal qorsheysan fuliyey

Mogadisho  –February 12, -2020—Ciidamo ka tirsan Taliska Qaybta 21aad ayaa waxaa ay howlgal ka sameeyeen deegaano ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur Afrika: Muwaadin Soomaaliyeed oo ku dhintey Shil Gaari

Mogadisho  –February 12, -2020—Muwaadinkaan Soomaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Cabdirisaaq Axmad Carab oo loo yaqaaney Sanweyne ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir u dhaxeeya Dowladda & Dowlad goboleedyada oo Maanta furmaya

Mogadisho  –February 12, -2020—Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu Maanta ka furmo shir Sannadeedka Garsoorka dalka,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Dowladda oo Shir uga qeyb-galaya Uganda

Mogadisho  –February 12, -2020—Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sadiiq Warfa ayaa gaaray magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Laftagareen oo la kulmay Wafdi ka socda Dowladda Somalia

Mogadisho  –February 12, -2020—Wafdi ka socda Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka oo uu hoggaaminaayo Gudoomiye ku…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Guddoomiyaha G/Shabeellaha Hoose oo gaarey Marka

Mogadisho  –February 10, -2020—Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta gaarey wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha…