Category: WARARKA MAANTA
Midowga Afrika oo si kulul uga hadlay muhaajiriinta Liibiya lagu laayay
Muqdisho | QOL July 03, 2019—Guddoomiyaha Ururka Midawga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa ku baaqay In baaritaan…
Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay Guddiga Maalmaha Xorriyadda Qaranka
Muqdisho | QOL July 03, 2019—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada abaalmarinno ku…
SAWIRO:-Safiirka Somalia ee Suudaan oo la kulmay Madaxa Golaha Millateriga dalkaas
Muqdisho | QOL July 03, 2019—Madaxa Golaha Ciidamada ku meel-gaarka ah ee dalka Suudaan ayaa shalay oo…
SAWIRO:-DFS oo Guryo ku wareejisay qaar ka mid ah shacabka Sabiib-Caanoole
Muqdisho | QOL July 03, 2019—Wafdi isugu jiray wasiirro iyo xildhbaano oo uu hoghaaamineyy guddoomiyaha gobalka Shabeelaha…
SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliland oo gaaray dalka Guinea lana kulmaya Madaxda dalkaas
Muqdisho | QOL July 03, 2019—Madaxweynaha Somaliland iyo wefdigii uu hoggaaminayey ayaa gaaray caasimadda dalka Jamhuuriyadda Gini…
Muhaajiriin Xalay Lagu Laayay Libya
Muqdisho | QOL July 03, 2019—Ugu yaraan 40 muhaajir oo kasoo jeeda qaar ka mida dalalka Africa…
Sawirro:-Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Ugaas Xasan Ugaas
Muqdisho | QOL July 02, 2019—Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta…
Sawiro:-Sida Ra’iisul Wasaare Kheyre loogu soo dhaweeyay Guriceel ?
Muqdisho | QOL July 02, 2019—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi…
SAWIRO:-Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Wakiilka IGAD ee Somalia
Muqdisho | QOL July 02, 2019—Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf iyo Wakiilka Urur Goboleedka IGAD…
Soomaaliland oo joojisay Shir looga hadli lahaa Arrimaha Soomaaliya
Muqdisho | QOL July 02, 2019—Maamulka Soomaaliland ayaa joojiyay kulan lagu qaban lahaa Magalada Hargeysa kaas oo…
SAWIRO:-Madaxweyne Xaaf oo kulamo ka bilaabay Muqdisho
Muqdisho | QOL July 02, 2019—Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf oo ku sugan Magalada Muqdisho…
Mareykanka oo dib bilaabay taageeradii uu siin jiray Ciidanka Dowladda
Muqdisho | QOL July 02, 2019—War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa looga hadlay taageeradii ay siin…