Category: WARARKA MAANTA
SAWIRO:-Wasaaradda Amniga Jubbaland oo kulan isugu yeertay musharixiinta
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Magalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose waxaa Maanta kulan…
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kulan la leh Hoggaanka Ahlusuna
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xilligan kulan la…
Odawaa “Dowladda Federaalka waa in doorkeeda noqdaa isu soo dhoweyn oo aanay dadka kala fogeyn…”
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha…
AMISOM oo xabsiga dhigtay sarkaal sawirro ka qaaday iyaga oo shacab ku leynaya Muqdisho
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –C/Wahaab Xaaji Axmed Xaaji Nuux, waxaa uu ahaa Turjumaan la…
DF oo beenisay in ay shir Nairobi kula yeelaneyso xubno ka tirsan Somaliland
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa beenisay in wakiillo ka…
SAWIRO:- Wafdi xal raadin ah oo gaaray Baladweyne
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Wafdigan uu hoggaaminayo wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Taclinta Sare ee…
Somaliland oo Sucuudiga ugu hanjabtay in aysan xoolo u diri doonin sanadkan
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Maamulka Somaliland ayaa Dowladda Sucuudi Carabiya ugu hanjabay in xoolaha…
C/raxmaan C/shakuur oo ka hadlay sababta kooramka loogu la’yahay Kulamada Baarlamaanka
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay sababta…
Booliska Kenya oo ka digay weerarro Al-shabab ka qorsheynayaan gudaha dalkooda
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Booliska Dalka Kenya ayaa sheegay in ay heleen xog la…
Somaliya oo ka hortimid go’aanka Kenya ay ku ilaalineyso Xeebaha Soomaaliya
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 –Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa si weyn uga soo…
Sawiro:-131 arday oo 30 Sano Kadib Maanta ka qalin jabisay Shan kamid ah kuliyadaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Muqdisho | QOL | Juun 24, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo munaasabadda…
Waxgaradka M/ Cadaado Oo Sheegay In Ay Soodhaweynayaan Madaxweyne Xaaf
Muqdisho | QOL | Juun 24, 2019 –Kulan ay Maanta ku yeesheen Magalada Cadaado ee gobolka Galgaduud…