Category: WARARKA MAANTA
SAWIRO:-Wasiir Sabriye oo la kulmay Odayaasha & Waxgaradka Cadaado
Muqdisho | QOL | Juun 28, 2019-RWasiirka Wasaaradda arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye oo ku…
Ra’iisul Wasaare Kheyre “Mowqifka dowladda waa in la dhamaystiraa Hey’adaha dowladeed ee Galmudug”
Muqdisho | QOL | Juun 27, 2019—Ra’iisul Wasaaraha Soonaaliya Xasan Cali Kheyre oo galabta meel fagaara ah…
Muxuu ku soo dhamaaday Kulankii Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Xildhibaanada ka soo jeeda Cadaado
Muqdisho | QOL | Juun 27, 2019-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan la qaatay…
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo safar dhulka ah tagay magaalada Cadaado
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo…
Sawiro:-Madaxweyne Farmaajo oo Ubax dhigay Taallada Dhagax-tuur
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya…
Xaaf oo Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha ku soo dhoweeyay deegaanka Godinlabe
Wafdiga uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo safar dhinaca dhulka ah kaga soo ambabaxay…
Wasiirka Beeraha XFS oo shir caalami ah uga qeybgalay Talyaaniga
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019 –Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo…
Mareykanka oo dhex dhexaadinaya Kenya iyo Somaliya
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019 –Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay ku howllan tahay…
Dowlada Federalka oo beenisay in xilka laga qaaday Wasiir ku xigeenka Batroolka
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019 Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa beenisay warqad been abuur ah oo…
Xuska Sanadguurada 59aad ee maalintii Xoriyada Gobolada Waqooyi oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka…
Boqortooyada Sacuudiga oo qaaday xayiraadii xoolaha Soomaaliya
Muqdisho | QOL | Juun 26, 2019 –War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha…
Madaxweyne Farmaajo oo Warqadaha Agoonsiga ka Guddoomay Danjireyaasha Dalalka Canada iyo Austria
Muqdisho | QOL | Juun 25, 2019 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha…