Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Rashiid: Askariga Dharcadka Caan ka Ahaa Islii oo loo haysto dad uu laayey Maxkamadna Lasoo Taagay

Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Askari ka tirsan booliiska Kenya oo caan noqday ka dib markii muuqaallo lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Imaaraadka Carabta oo soo saaray amar cusub oo lagu Caawinaayo Soomaaliya

Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Sheikh Hamdan bin Zayed Al Nahyan oo ah guddoomiyaha hay’adda Bisha Cas ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dacwad oogayaasha dowladda Comoros oo ka codsaday maxkamada in xabsi daa’in lagu xukumo madaxweynihii hore ee dalkaasi oo lagu eedeeyay khiyaano qaran.

Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Dacwad oogayaasha dowladda Comoros, ayaa ka codsaday maxkamad in xabsi daa’in lagu xukumo…

Posted in WARARKA MAANTA

Heesaaga Kanye West Fannaan caana oo u tartamaya kursiga mdaxweynaha Mareykanka

Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Heesaaga Kanye West, ayaa sheegay inuu damacsan yahay in uu u tartamo madaxtinimada…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Ukraine oo wajahaya mugdi iyo qaboow aad u daran

Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Ukraine ayaa Jimcihi soo celisay qeyb ka mid ah awooddeeda tamarta, hase yeeshee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xulka Qadar oo hartay cayaaraha aduunka iyo Neymar oo seegaya laba kulan Sacuudiga Vs Poland

Sabti: NOVEMBER 26, 2022 Waddanka Qadar oo martigelinaya ciyaaraha Koobka Adduunka ayaa shalay haray, kadib markii xulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Koobka Adduunka Spain oo xasuuqday Costa Rica iyo Belgium oo ka badisay Canada

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Xulka Spain ayaa si xamaasad leh ku bilaabay ciyaaraha Koobka Adduunka, kadib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin hubaysan ayaa dad ku laayay tukaan ay inta badan Soomaalidu ka shaqayso gudaha Maraykanka

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Ugu yaraan 7 qof ayaa dhimatay kaddib markii uu nin hubeysan xabad ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Warar kala duwan oo ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal barqanimadii maanta ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal barqanimadii maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Ukraine Zelensky oo ku edeeyey Ruushka dambiyo ka dhan ah bini’aadminimada

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Ukraine ayaa ku eedeeyay Ruushka dembi ka dhan ah aadanaha. Zelensky ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo duqeeyey meel u dhow saldhigga militariga Mareykanka ee Suuriya

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Turkiga ayaa duqeeyey gobolka Waqooyi-Bari ee dalka Suuriya gaar ahaan meel ku dhow…

Posted in WARARKA MAANTA

Dunida Carabta oo weli ku jirta dabbaaldegga gushii xulka Sacuudiga Iyo Cayaaryahan Messi oo ceeb ku dhacday

Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Dalalka Carabta ayaa dabbaaldegyo iyo damaashaad ku soo dhoweeyay guushii ay dhowaan gaareen…