Category: WARARKA MAANTA
Maxamed Cali Xasan (Nasrudiin oo Al-shabaab u qaabilsanaa qaraxyada Bamboyinka oo xukun adag lagu riday
Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Maxkamad ku taalla magaalada Baydhabo ayaa xukun 15 sano oo xabsi ciidan ah…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo maalmaha soo socda ku wajahan magaalada Boosaaso kadib socdaalka caddale
Khamiis: NOVEMBER 24, 2022 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in maalmaha soo…
Erayada afkiisa laga hayo Dr Zakir Naik, daaciga lagu casuumay koobka ka dhacaya Dalka Qadar
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Siddeeddii bishii Agoosto ayuu Zakir Naik khudbad ka jeediyay gobolka Kelantan ee dalka…
, Erdogan oo sheegay in weerarrada ciidamadooda ay maalmihii la soo dhaafay ku qaadeen fariisimaha Kurdiyiintu ku leeyihiin waqooyiga Suuriya
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa sheegay in weerarrada ciidamadooda ay maalmihii la…
Boqolaal Baabuur xamuul ah oo dhanka Uganda ee xadka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo ku xayiran
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Boqolaal baabuur oo ah kuwa xamuulka qaada ah ayaa ku xayiran dhanka Uganda…
Ugu yaraan 5 qof oo ku dhintay labo qarax oo ka dhacay saaka magaalada Qudus qeybteeda Galbeedka.
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay labo qarax oo ka dhacay saaka…
Dowladda Soomaaliya oo goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan iyo duqeymo lagu dilay illaa 49 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goordhoweyd shaacisay in howl-gal qorsheysan iyo duqeymo lagu dilay…
Xulka Japan oo guuldarro lama filaan ah dusha u saaray Xulka Germany oo ka mid ahaa kuwa yurub ugu Waawayn
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Japan ayaa guuldarro lama filaan ah ku dhufatay Germany, oo ah mid ka…
Sacuudiga oo maanta u dabaal degaya guushii ay ka gaareen Cayaartii Argentina ee shalay
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Boqorka dalka Sacuudiga Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa shaaciyay, in maanta oo Arbaca ah…
Milkiilayaasha Manchester United oo ku dhawaaqay inay iibinayaan kooxda
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Milkiilayaasha Manchester United ee qoyska Glazer ayaa sheegay inay tixgalinayaan inay iibiyaan kooxda…
Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 oo ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Dhulgariir cabbirkiisa lagu qiyaasay 6.1 ayaa ku dhiftay Waqooyi Galbeed dalka Turkiga saacadihii…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka oo shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Arbaco: NOVEMBER 23, 2022 Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka Antony J. Blinken ayaa shalay kala hadlay Ra’iisul Wasaaraha…