Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu horkacayo oo lagu wadaa inay gaaraan degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe

, Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin dhalay in ka badan 100 carrur ah oo dowladda iyo hay’adaha ka codsaday inay la koriyaan.

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Warbaahinta dalka Uganda ayaa ku soo warrantay, in nin ka soo jeeda degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Weeraryahanka xulka Qaranka Portugal oo si deg deg ah uga tagay kooxda Manchester United ee garoonka Old Trafford

. Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Weeraryahanka xulka Qaranka Portugal ayaa si deg deg ah uga tagaya kooxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab ka kacay warshad ku taalla Shiinaha oo dilay 38 qof

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Dab ka kacay warshad ku taalla gobolka Henan ee Shiinaha ayaa waxaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin u soo lugeeyay Jeddah ilaa Dooxa si uu u daawado Ciyaaraha Adduunka.

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Taageerayaal badan oo Carbeed ayaa ka faa’ideysanaya jawiga Qadar ee lagu qabanayo koobka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sacuudiga oo shaaciyay in berri tahay maalin fasax ah si loogu dabaal dego guushii ay ka gaareen Argentina.

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Wakaaladda wararka ee Sacuudiga ayaa ku soo warrantay, in boqorka dalkaas, Salmaan Cabdulcasiis…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa qabatay munaasabad lagu shaqaaleysiinayo dufcadii koowaad ee Ardayda dhameysatay tababarka mootooyinka.

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Waxaa manta magaalada muqdisho lagu qabtay munaasabad lagu soo xirayey tababar shaqa abuurka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xulka Dalka Poland oo Yimid Dalka Qadar iyada oo ay la socodaan Diyaaradaha Dagaalka ee noocoodu yahay F-16. yaab

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Kooxaha maanta ka ciyaaraya tartanka Koobka Adduunka ee ka socda Qadar waxaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo sheegtay inay ka jawaabi doonto Warbixinta Hanti dhowrka

Talaado: NOVEMBER 22, 2022 Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka jawaabi doonto Warbixinta uu…

Posted in WARARKA MAANTA

C/salaam Karood “Hadda 10 iskuul ayaa siinay kombiyuutaro & koronto 24/7 shaqeyneysa, waan sii wadi doonaa oo waxaan gaarsiin doonaa ilaa 100 iskuul”

Talaado, 22 November [Qaranimo Online] C/salaam Farah Cali [Abdisalam Karood] wuxuu ka mid yahay aasasayaasha ururka Kaalo…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin Hubaysan oo Ka Tirsanaa Alshabaab oo Gudaha U Galay Xero Ciidamada Kenya Daganayeen Askarna Ku laayay

Talaado: November 22, 2022  Nin hubeysan ayaa gudahau galay saldhig militari oo ciidamada Kenya ay ku leeyihiin…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyey dagaal dhexmaray Somaliland iyo Puntland iyo khasaaro Xoogan oo ka dhashay

Talaado: November 22, 2022  Wararka naga soo gaaraya gobolka Ceyn ayaa sheegaya in maanta ciidamada Somaliland iyo…