Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada Macawiisleyda oo weeraray degaan ay ku sugnaayeen Al-Shabaab
Muqdisho|Qol| 20-11}2022 Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in ciidamo katirsan kuwa degaannada Shabeellaha…
Madaxweyne Xasan Sheekh” Halganka dalka looga saarayo AS waa go’aan wanaagsan oo ay qateen madaxda iyo shacabka Galmudug”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor…
Ciidamada ATMIS oo howlgal miino baaris ah ka sameeyay duleedka Kismaayo
Ciidamada Kenya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa howlgallo baaritaano ah ka sameeyay…
Maamulka G/Shabeellaha Dhexe oo soo bandhigay ciidamo la dagaalama Al-Shabaab
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Hirshabelle…
Dalal tiro badan oo gaarey heshiis lagu badbaadinayo cimilada dunida
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Shir madaxeedka cimilada adduunka ee ka socday maalmihii u danbeeyey dalka Masar, ayaa waxaa…
Qiimaha iibka xoolaha xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Kenya oo sare u kacay
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Iibka xoolaha ee Xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi-Bari Kenya, ayaa sare u kacay, kadib…
Ciyaar yahankii ku guuleystay Ballon D’or Karim Benzema oo aan ka qeyb galeynin ciyaaraha koobka adduunka
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Weerar yahanka reer France ee, Karim Benzema, ayaa ka maqnaan doona ciyaaraha kubadda cagta…
Soomaaliya oo si rasmi ah u saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka dhanka ah isticmaalka iyo adeegsiga walxaha qarxa
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu biirtay dalalka saxiixay sharciga caalamiga ah ee ka…
Ciidanka Booliska Garoowe oo gacanta ku dhigay kooxo hubeysan oo ka ganacsada daroogada
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Ciidanka Booliska Puntland ayaa hawlgal qorsheysan ku qaaday kooxo ka ganacsada daroogada oo mudooyinkii…
Madaxweynew Xasan shekh oo shalay Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed Nuur u dalacsiiyey Darajadda Genaraal
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Taliyaha Ciidanka Daraawishata Galmudug Mohamed nuur Ali Gadaar ayuu Madaxweynaha Qaranku shalay udalacsiiyey Darajadda…
Soomaalida Canada oo caddaalad u raadinaya Hodan Hashi oo ah haweeney dalkaasi lagu dilay Bishan
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Isu soo baxyo caddaalad looggu raadinayo Hodan Hashi, oo bilowgii bishaan lagu dilay magaalada…
Maleeshiyaad deegaanka ah oo Dagaalka kooxda Al Shabaab ka qeyb qaadanaya oo lagu soo bandhigay Degaanka Gaaleef ee Shabellaha Dhexe
Axad:NOVEMBER 20, 2022 Ciidamo maleeshiyaad deegaanka ah oo loogu tala galay in ay dagaal la galaan kooxda…