Category: WARARKA MAANTA
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gabaldhicii galabta gaaray MagaaladaKoonfurta Mudug ee Degmada Wisil
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Wararka ka imaanaya Gobolka Mudug gar ahaan Duleedka Gobolka Mudug Degmada Wisil ayaa…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud uguna sii gubay Degmada Wisil
Sabti: NOVEMBER 19, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Baxdo ee gobolka Galguduud…
Xukuumadda Soomaaliya oo taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada
Soomaaliya ayaa taageertay Baaqa Caalamiga ah ee lagu xakamaynayo in hubka qarxa loo adeegsado goobaha bulshada. Wasiirka…
Gudoomiyaha Golaha Shacabaka Oo Ku Dhawaaqay dib u heshiisiin Jawaab Celintiisa Looga Fadhiyo Siyaasiinta KGS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo bulshada iyo siyaasiyiinta ugu baaqay shir dib u heshiisiin ah oo lagu xalinaayo…
Maraykanka oo Taageeray in Cunaqabatayna Hubka Soomaaliya lagu Sii haayo Sababtana Shaaciyay
Sabti: 19 Nofembar 2022 Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay sababta ay u taageertay qaraarka Golaha Ammaanka QM…
Wasaaradda Arrimaha Gudah Dowladda Galmudug oo Magaalada Guriceel ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guricee
l Sabti: 19 Nofembar 2022 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-Uheshiinta Dowladda Galmudug Ayaa Magaalada Guriceel ka…
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in Lagu dhibaateeyo muwaadin Soomaaliyeed.
Sabti: 19 Nofembar 2022 Ciidanka Booliska Soomaaliyeed qeybta gobolka Banaadir ayaa saakay fashiliyay Qarax lala damacsanaa in…
Midowga Yurub oo ka hadlay burbur ay madaafiicda Ruushka u geysteen kaabayaasha tamarta ee Ukraine
Sabti: 19 Nofembar 2022 Guddoomiyaha Midowga Yurub ee maaraynta xasaradaha ayaa sheegay in burburka kaabayaasha tamarta ee…
Shirkadda Twitter-ka oo u sheegtay shaqaalaheeda in dhismayaasha xafiisyada shirkadda ay si ku meel gaar ah u xirnaan doonaan
Sabti: 19 Nofembar 2022 Shirkadda Twitter-ka ayaa u sheegtay shaqaalaheeda in dhismayaasha xafiisyada shirkadda ay si ku…
Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda ka musaafuriso oo ka hadlay arimahaas.
Sabti: 19 Nofembar 2022 Dhallinyaro Soomaali ah oo la sheegay in dowladda Canada ay qorsheyneyso inay dalkeeda…
Dowladaha Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay hormarinta howlaha Kalluumeysiga
Sabti: 19 Nofembar 2022 Wasiirka Wasaaradda Kallumeysiga iyo Kheyraadka Badda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Xasan Aadan ayaa…
Madaxweyne Xasan oo saakay gaaraya Wisil, Baxdo, iyo Hiiraan ilaa Duleedka Wabxo si loo kordhiyo Dagaalka Khawaariijta
Sabti: 19 Nofembar 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer ugu amba-baxay qaar ka…