Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Amar markale lagu soo rogay Golaha Wasiiradda Koonfur Galbeed

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 16, 2018 –Sii-hayaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Dowladda maamulka Koonfur Galbeed Mudane C/qaadir Shariif…

Posted in WARARKA MAANTA

Jabuuti oo qorsheynaysa in Eritrea ay ka dacweyso Maxkamada ICJ

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 16, 2018 –Maxamed Saciid Ducaale, oo ah safiirka Dowlada Jabuuti   ee Qaramada Midoobey …

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali lagu eedeeyay fal kufsi ah dalka Talyaaniga

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 16, 2018 –Ciidanka Jasiiradda Ortona ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijiyay Nin 20-jir ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo gacanta ku dhigtay baabuur qarax siday

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 16, 2018 –Wararka naga oo gaaraya degmada Caabudwaaq ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Cunaqabateyn Saaray 17 qof oo Sacuudiga u dhashay

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 15, 2018 –Dowladda Mareykanka ayaa  ku dhawaaqday in ay cunaqabateyn saartay 17 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashadda Koonfur Galbeed oo dib loo dhigay

Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Guddiga doorashooyinka maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dib loo dhigay doorashadda maamulka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Qaabilay Maamulaha Guud ee Guddiga Badbaadada Caalamiga

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 15, 2018 – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Golaha wasiirrada oo looga Hadaly Tirakoobka Shaqaalaha Iyo Qorshaha Dayn Cafinta

Muqdisho | QOL | November 15, 2018 – Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ayaa shir ay maanta ku yeesheen…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiiradda Jubbaland?

Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka caadiga ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Fiqi “Weerarkii Hotel Saxafi wuxuu ahaa shirqool nagula dili rabay”

Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda oo u mahadcelisay dadaalladii Safiirkii Turkiga ee xilkiiso dhammaaday

Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi, ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Culimada Oo Bayaan Ka Soo Saartay Khilaafka DFS & Dowlad Goboleedyada

Muqdisho, Nofeembar 15, 2018 —Kadib kulamo isdaba-joog ah oo ay Magalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed…