Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Faahfaahin dheeraad ah oo ka soo baxaysa qarax galaabta ka dhacay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa qarax galaabta ka dhacay magaalada Istanbul…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaleecayn ka dhex qaraxday xisbiga Jamhuuriga markii xisbiga Dimuqraadigu uu sii xajistay awooda iyo aqlabiyada aqalka Senet-ka

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Dhaleecayn ayaa ka dhex qaraxday xisbiga Jamhuuriga ee Maraykanka ka dib markii xisbiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga Dimuqraadiga oo difaacday aqlabiyadda Aqalka Sare ee Senate-ka

Axad: NOVEMBER 13, 2022 —  Xisbiga Madaxweynaha Mareykanka ee Dimuqraadiga ayaa sii haysan doona maamulka Aqalka Sare…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Istanbul

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Axaddii cambaareeyay “Weerarka uu ku sheegay mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo Dhismaha cusub ee xarunta Hay’adda Socdaalka oo xarigga ka jaray

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo xarigga ka jaray dhismaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Tirada muhaajiriinta sida sharci darrada ah ku galeysa Mareykanka oo korodhay

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Sarkaalka Mareykanka u qaabilsan ilaalinta amniga xuduudaha ayaa sheegay in laga codsaday in…

Posted in WARARKA MAANTA

Dabaaldegyo ka dhashay magaalo ay dib ula wareegeen ciidamada Ukraine oo wali ka socda dalkaas

Axad: NOVEMBER 13, 2022 idamada Ukraine ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kherson kadib markii ciidamada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhexeeya fallaagada M23 iyo ciidamada dowladda oo ka dhacay Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Shacabka ku nool waqooyiga gobolka Kivu ee bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Talyaaniga oo ogolaaday inuu aqbalo in saddex doonyood oo tahriibeyaal ka tagay Liibiya badda ka soo badbaadiyey

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Talyaaniga ayaa ogolaaday inuu aqbalo in saddex doonyood oo tahriibeyaal ka tagay Liibiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Garsoore Mali ah xiriirna la leh Al-Qaacida oo sheegay in iskuullada Mali aan dib loo furin tan iyo inta gabadha iyo wiilasha ardeyda ah looga sameynayo fasallo gaar ah

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Garsoore saameyn ku leh dalka Mali isla markaana xiriir la leh ururka Al-Qaacida…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiyada mucaaradka Somaliland oo maanta shaacin doona mawqifkoodii ugu dambeeyay ee doorashada

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo UCID ayaa maanta lagu wadaa in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo dib ula wareegtay goor dhawayd magaalada Wabxo ee Gobolka Galgaduud 48 saac kadib

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta xoogaga Al-Shabaab ay dib…