Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka & Cali Jeyte oo ka wada hadlay howlgalladda ka socda Hiiraan

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Ku-simaha Madaxweynaha JFS ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha JFS oo kormeeray xero lagu tababaro Ciidanka Soomaaliyeed ee ku sugan Ereteriya

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dimuqraadiyiinta Mareykanka ayaa ku guuleystay aqlabiyadda aqalka Senetka kadib guushii Nevada

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Catherine Cortez Masto oo ah musharaxa xisbiga Dimuqraadiga ayaa ka guulaysatay musharixii xisbiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dhiiragelinta waxbarashada E-Learning oo lagu qabtay Netherland [NEWS+VIDEO]

Axad, 13 November [Qaranimo Online] Aqoon is-weydaarsi ay soo qabanqaabisay Jaamacadda “Accord” ayaa lagu qabtay Hotelka Van…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo ka baxay Wabxo

Axad: NOVEMBER 13, 2022 Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee labadii maalin lasoo dhaafay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Amniga oo ka digtay Qaraxyo kusoo wajahan Muqdisho, soona jeedisay shan qodob

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bayaan ay soo saartay uga digtay weeraro ay qorsheynayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Jacfar oo shacabka Wabxa ugu baaqay inay dib ugu soo laabtaan Guryahooda

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 Xildhibaan Maxamed Abuukar Jacfar ayaa ugu baaqay shacabka ka barakacay degaanka Wabxo ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo daah furay kulan looga hadlaya xiriirinta Dowladaha Hoose

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya mudane Axmed…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad rayid ah oo lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ka dhacay magaalada Mandi ee galbeedka Itoobiya

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 Dad rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ka dhacay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dedaalayo xal buuxa loogu raadinaya biyo la’aan baahsan oo ka taagan magaalada Garissa

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 Maamulka Gaarisa ayaa sheegay inuu ku dedaalayo sidii xal buuxa loogu heli lahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo sheegay inay maamulan 70% gobolka Tigray

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda federaalka ay hadda gacanta ku hayaan 70%…

Posted in WARARKA MAANTA

War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga dalka Ukraine oo lagu sheegay in Ruushka uu ku jabay duullaanka uu ku qaaday Dalkaas

Sabti: NOVEMBER 12, 2022 War kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga ee dalka Ukraine ayaa lagu sheegay in Ruushka…