Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dalka Mareykanka Xildhibaanad Ilhaan Cumar oo tartan adag la geyleysa haweeney madow ah

Talaado: NOVEMBER 8, 2022  Dalka Mareykanka waxaa maanta Doorasho saameyn xooggan ku yeelaan doontaa jiheynta qaranka gaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Maleeshiyaad xoog ku Xirtay Garoonka duulimaayadya Caabudwaaq joojiyay shaqadii ka socotay

Talaado: NOVEMBER 8, 2022  – Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways oo ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo joojinta wada

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku hanjabtay inay ciqaabi doonto duuliyayaasha shaqo…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Gobalka Banaadir & kan Kigali oo heshiis iskaashi kala saxiixday

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Wafdiga ka kooban Agaasimayaal iyo La-taliyeyaal farsamo oo ka socda Maamulka Gobolka Banaadir…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Magaalada Nairobi uga furmay Taliyeyaasha ciidamada Itoobiya iyo kuwa Maleeshiyaadka TPLF

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Shir ay isugu yimaadeen Taliyaha Ciidamada Itoobiya Birhanu Julla iyo Taliyaha kooxda TPLF…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan Beesha Duduble oo ka ruqaansaday Dhuusamareeb oo Xalay gaaray God Shilling oo kaabiga ku haya degaanka Xiindheere ee Gobolka Galgaduud.

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Ciidamo ka tirsan DF oo ka soo jeeda Beesha Duduble oo shalay  ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Xasan Oo Ka Qeyb Galay Furitaanka Shirka Cimilada Adduunka

. Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay furitaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Madaale oo Shaaciyay in Shabaabkii laga Soo saaray Gobalada Ay Muqdisho Soo buux dhaafiyeen

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa shaaca ka qaaday in xubno ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhalinyaro TikTok ku aflagaadeyay mas’uul dowladeed oo lagu riday xukun aaney fileyn dalka Nigeria

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Laba nin oo ka mid ah dadka isticmaala barta TikTok ee dalka Nigeria…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamse Cabdi Barre oo u ambabaxay dalka Jabuuti

Talaado: NOVEMBER 8, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre iyo wafdi hoggaaminayo ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Taalibaan oo soo bandhigtay sawirka qabriga aasaasaha Ururkaasi Mullah Muxamed Cumar.

Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Ururka Taliban ee dalka Afghanistan ayaa soo bandhigay sawir ay ku sheegeen inuu…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Axmed Daaci oo la hadlay warbaahinta dowladda oo shaaciyay in qorshaha howl-galada gobolka Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe

Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Gudoomiye Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci) oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay…