Category: WARARKA MAANTA
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerarka ay saaka Al-Shabaab ku qaaday saldhig militeri magaalada Qaayib ee degmada Baxdo
Isniin: NOVEMBER 7, 2022 Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya ayaa sheegay in milatariga Soomaaliya iyo Dadka degaanka ay…
Saddex qof oo la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii diyaarad ay ku degtay waqooyi-galbeed ee Tanzania
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Saddex qof ayaa la xaqiijiyay in ay dhinteen ka dib markii diyaarad ay…
Duqa Kyiv oo ka codsaday dadka deegaanka inay u diyaar garoobaan sidii ay uga bixi lahaayeen haddii ay guud ahaan korantadu ka go’do magaalada
. Axad: NOVEMBER 6, 2022 Duqa caasimadda Ukraine ee Kyiv, ayaa ka codsaday dadka deegaanka inay u…
Dowladda federaalka oo shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan Al-Shabaab, halka ku dhawaad 10 kalena ay ku dhaawacmeen.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in howl-gal qorsheysan lagu dilay 21 ka tirsan…
Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Dhaqaatiir Jabuuti uga timid gurmadka Qaraxyadii Sope
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Dhaqaatiir…
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u magacaabay Nasa Ige in uu noqdo Lataliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Nasa Ige in…
Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya, mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu…
Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay goor dhawayd harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee dalka Tanzania.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Diyaarad rakaab ah ayaa ku burburtay harada Victoria gaar ahaan gobolka Kagera ee…
Mareykanka oo sheegay in tallaabada ay ku tijaabisay gantaal cusub Iiraan uu ahaa mid walaac xoogan ka dhalin kara caalamka
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Mareykanka ayaa sheegay in tallaabada ay ku tijaabisay gantaal cusub oo siday dayax…
Diyaarad helicopter ah ay ku burburtay koonfurta dalka Talyaaniga oo ay ku dhinteen 7 qof oo Ciidamo ah
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dhammaan 7-dii qof ee la socday ayaa dhintay markii diyaarad helicopter ah ay…
Mareykanka oo weerar ku Dilay 15 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa sheegay in ayaga oo taageeraya dowladda…
Al Shabaab oo xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan ciidanka Soomaaliya gobolka Gedo.
Axad: NOVEMBER 6, 2022 Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar gaadmo ah ku qaaday askar katirsan…