Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif oo si adag u beeniyay eedeymaha uga yimid hogaamiyaha mucaaradka, Imran Khan

. Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Ra’iisul wasaaraha Pakistan, Shehbaz Sharif, ayaa si adag u beeniyay eedeymaha uga…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay goor dhawayd xerada militariga Jeneraal Dhegobadan ee magaalada Muqdisho.

Sabti: NOVEMBER 5, 2022  War hadda nasoo gaaray ayaa sheegaya in qarax is-miidaamin ah oo uu ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland oo sheegay in Puntland ay taageerto Argagixisada Alshabaab

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani, oo ka jawaabay hadallo kasoo yeeray…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo Ururka Caafimaadka Aduunka ee WHO kala wareegay gargaar Caafimaad

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka oo soo dhoweysay heshiiskii Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Gobolka Tigrayga ee TPLF ay ku gaareen Koonfur Afrika.

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo dhoweysay heshiiskii Dowladda Itoobiya iyo Jabhadda Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Falastiin oo baaq ku aaddan xadgudbyada Israa’iil u diray Caalamka iyo Mareykanka

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Maxamuud Cabbaas, Madaxweynaha Falastiin, ayaa ugu baaqay xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Anthony Blinken…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka & Kuuriyada Koonfureed oo Kuuriyada Waqooyi uga digay adeegsiga hubka nuclear-ka

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dalka Mareykanka ayaa Dowladda Kuuriyada Waqooyi uga digay in deriskeeda Kuuriyada Koonfureed ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur Afrika oo dhaleeceyn kala kulantay dhoolatus ay cidamadeeda la sameeyeen kuwa Ruushka

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Xisbiga mucaaradka ugu weyn Koonfur Afrika ayaa dhaleeceeyay dowladda kadib markii ciidamada badda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandiga oo Hoggaamiyaha Militeriga Suudaan kala hadlay dagaalka Al-shabaab

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Kulan laba geesood ah oo ay kuwada qaateen magaalaada khartuum ee dalka suudaan…

Posted in WARARKA MAANTA

DFS oo sheegtay in 100 ka tirsan Al-shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay Hiiraan

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in tiro ka badan 100 ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Degaanka Masijka Cali Gaduud

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayna qeyb ka ahaayeen Wasiir…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adaha Sirdoonka ee Soomaaliya & Itoobiya heshiis wada gaaray Markii ugu horeysay

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Hay’adaha Sirdoonka ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan…