Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Daadad saameeyay dadkii kasoo barakacay abaaraha Soomaaliya ee duleedka magaalada Baydhabo

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dad markii hore ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay oo ku baaqay in dib loo bilaabo wadahadaladii dalka Yemen

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Guddoomiyaha guddiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Volker Tuerk ayaa ku baaqay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan oo ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha Pakistan inuu door ku lahaa shirqool lagu dili lahaa

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Pakistan Imran Khan ayaa Jimcihii ku eedeeyay Ra’isul Wasaaraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan iyo Putin oo ku heshiiyey in qamadiga Ruushka si bilaash ah loogu diro dalal ay Soomaaliya ku jirto

Sabti: NOVEMBER 5, 2022 Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan ayaa Jimcihii sheegay inuu dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin kula…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Duulista Rayidka oo deeq lacageed Ku wareejisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed ayaa maanta ku deeqday 26,000 oo dolar taasoo ka timid…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga Oo Booqday Warshadda Wax Soo Saarka Difaaca Ee Yarmouk

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac oo uu wehliyo Safiirka…

Posted in WARARKA MAANTA

faahfaahinada laga helayo qarax khasaare geystay oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Dayniile

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 – Waxaa isa soo taraya faahfaahinada laga helayo qarax khasaare geystay oo saaka ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidammada ammaanka Kenya oo baadi goobaya dad ay shabaab ku afduubeen deegaanka Mandera ee waddankan Kenya

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Ciidammada ammaanka degmada Lafey ee deegaanka Mandera ee waddankan Kenya ayaa la sheegay inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Joe Biden oo Donald Trump iyo taageerayaashiisa ku eedeeyay inay dimuqraadiyadda waxyeelaynayaan

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in dadka Maraykanku ay ku qasban yihiin inay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir madaxeedka Carabta oo lagaga hadlay qodobo ay ka mid yihiin heshiiskii dhex maray Israel iyo 4 dal oo Carbeed

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Dalka Algeria waxaa lagu soo gebagebeeyey shir madaxeedkii 31aad ee dalalka Carabta, iyaga oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka ilaaliya deegaanka iyo duurjoogta ee dalka Kenya, oo u baroor diiqaya Maroodi caan ahaa oo dhintay, oo 65 jir ahaa

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Dadka ilaaliya deegaanka iyo duurjoogta ee dalka Kenya, ayaa u baroor diiqaya Maroodi caan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dab khasaare u geystay xargaha internet-ka ee dul mara buurta Kaliminjaro ee dalka Tanzania

Khamiis:NOVEMBER 3, 2022 Dabka oo ka kacayay buurta Kilimanjaro ee dalka Tanzania, ayaa waxyeelo uu u geystay…