Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro:-Iminka Waa Sidee Jawiga Suuqa Weyn Ee Bakaaraha

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Guud ahaan waxaa Iminka xiran ganacsiyadii suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha,…

Posted in WARARKA MAANTA

Akhriso:-Khilaaf Xoogan Oo Sookala Dhaxgalay Taliyaha Ciidamada Xooga Iyo La-taliyaha Amniga Madaxweyne Farmaajo

Khilaafk u dhaxeeya   Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdiweli Jaamac Xuseen Gorod iyo La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Dadkii dhulkooda laga qaaday midkale ayaan ugu badelnay”

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Xaalada Suuqa Bakaarah Oo Saakay Aan Caga Balaanarn Ku Taagneeyn

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Wararka ka imaanaya suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:+-Shir Xasaasi ah Oo Ka Furmaya Magalada Kisamaayo

Muqdisho | QOL | 18  February, 2018 —Maalmaha soo socda ayaa lagu waddaa in Magaalada Kismaayo uu ka furmo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug Oo Mamnuucay Iibinta Dhul Ku yaala Magaalada Hobyo Ee Galmudug.

Hobyo  | QOL | 17 February, 2018 —Wareegto maanta laga soo saaray madaxtooyada Galmudug ayaa lagu mamnuucay iibinta iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhagayso:-Ganacsatada G.Banaadir Oo Baahisay In Biri Ay joojin Doono Shaqada Suuqa Bakaaraha Ee Muqdisho.

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Shir jaraa’id oo ay maanta magaalada Muqdisho, gaar ahaan suuqa bakaaraha ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiye Yariisoow Oo Daah-furay Kulanka Wadatashiyada Dadweynaha Ee Geeddi Socodka Doorashooyinka

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo Sawirada:-Shariif Xasan Oo Soo Gaaray Muqdisho

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa maanta lagu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Four Questions About the Ethiopian PM’s resignation.

Addis Ababa, Ethiopia |   | QOL | 17 February, 2018 —  Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn resigned unexpectedly…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Horre Loogu Dilay Mombasa Oo Maanta Xaaskiisa 10 Sano Lagu Xukumay

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Maxkamad ku taalla Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya ayaa toban Sano oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaro Ka Soo Badbaaday Magafayaasha Libya Oo Muqdisho Goordhow Soo Gaaray

Muqdisho | QOL | 17 February, 2018 —Qaar kamid ah Tahriibayaashii Soomaaliyeed ee ku dhibanaa gudaha Wadanka Liibiya ayaa …