Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

Dib u dayactir lagu billaabay Isgoyska14-ka October ‘EX Zoobe’

Muqdisho | QOL | 19 October 2017 – Waxaa durba saaka dhismo iyo dayactir ka bilowday wadada laamiga ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’ad Laga Leeyahay Dalka Qadar Oo Daah Furtay Baranamij Lahu Taakuleynayo Dadkii Wax Ku Noqday Qarixii Xoobe

Muqdisho | QOL | 19  October 2017 –Hay’adda Qatar Charity xafiiskeeda Soomaaliya oo ka mid ah hay’adaha ugu shaqada…

Posted in WARARKA MAANTA

Laamaha Amaanka Oo Soo Badhigi Dhigidoono Sacadaha Inagu Soo’aadan Baaritaanka Qaraxii Zoobe

Muqdisho | QOL | 19 October 2017 –Hey’addaha ammaanka dowladda ayaa saacadaha soo socda lagu wadaa inay soo bandhigaan…

Posted in OPINION / FIKRAD WARARKA MAANTA

Dhaawaci Dowladda Qatar ay ku daadisay Sudan oo an waxba loo qaban ila hadda

Muqdisho  | QOL | 18 October 2017 – Waxaa la yaab leh ficilka Dowladda Qatar ay kula kacday dadki…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhaawacyadii Qatar ay uqaaday Sudan Oo La Dhigay Isbitaal Ardada Lagu Tababaro.

Khartuum  | QOL | 18 October 2017 –Wararka ka imanaya Magaalada Khartuum ee Caasimada Dalka Sudan ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Qaranka Oo Ka Qaybgalay Banaabax Boroordiiq ah Oo Goordhow Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho | QOL | 18 October 2017 –Madaxda Qaranka oo ay ka mid yihiin Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Sawiro :-R.Wasaare Kheyre Oo Qayb Ka ah Olalaha Gurmad Qaran Ee Ka Soconaya Muqdisho

Muqdisho | QOL | 18 October 2017 –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo “Farahooda ayaa ka muuqda in weerarkaas Al-Shabaab ka dambeeyaan”

Muqdisho | QOL | 18 October 2017 – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku eedeeyay Al-Shabaab inay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaabax Ka Soconaya Muqdisho

Muqdisho | QOL | 18 October 2017 – XMagaalada Muqdisho waxa ka socda banaanbax ayay dadweynuhu ku muujinayaan dareenkooda,…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Guud Ee QM Oo Ka Hadalay Mashaqadii Ka Dhacaday Muqdisho

Muqdisho | QOL | 18 October 2017 – Xoghayaha Guud ee QM, Antonio Guterres waxa uu xalay la kulmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Bootaan Ciise Caalin oo geeriyooday

Muqdisho | QOL | 18  October 2017 – Waa la soo sheegay in Xildhibaan Bootaan Ciise Calin, uu xalay ku geeriyooday Dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

XOG :-Ruuxii Ka Danbeeyey Qarixii Zoobe Oo La Ogaaday

Muqdisho | QOL | 18 October 2017 – Waxaa soo baxayay warar kala duwan oo ku saabsan cidda ka…