Category: WARARKA MAANTA

Posted in WARARKA MAANTA

RW Khayre oo Turkiga uga mahadceliyey taageerada kabka Miisaaniyada Dowladda Federaalka

Muqdisho, 20 April 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa si…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Soomaaliya oo teleefoonka kula hadlay Dhiggiisa Turkiga

Mqudisho | April 20, 2017 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed “Farmaajo” ayaa khadka…

Posted in WARARKA MAANTA

TEDxMogadishu 2017 LIVE in Mogadhu: Iskaa Wax U Qabso / Get Involved

Muqdisho | April 20, 2017 – Somalia’s greatest resource has always been its people. Their unbreakable spirit…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

DEG-DEG:-Dhimasho iyo dhaawac soo kala gaartay Laba Qoys oo dhul ku muransan deegaanka Ceelasha Biyaha

Muqdisho, 20, April 2017 –Laba Qoys oo uu ka dhexeeyo muran Salka ku haya Dhul ayaa Maanta…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Wasaarad Arimaha Diinta OO warmurtiyeed Kasoosaratay Ururka Asaaciduuna Bil Xaq

uqdisho, 20, April 2017 Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku aadan…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray Buulo-Burte

uqdisho, 20, April 2017 –Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo Taliyaha ciidamada AMISOM ee dalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulanka Golaha Wasiirada oo looga Hadlay Arima DHowr ah

Muqdisho, 20, April 2017 –XGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo…

Posted in Uncategorized WARARKA MAANTA

Diyaaradihii Qaadka Muqdisho Keeni jiray Oo Maanta Lagu Arkay Jowhar

Muqdisho, 20, April 2017 –Xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle, ayaa waxa ay xaqiijiyeen in diyaaradahaasi ay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Full VIDEO: Booqashadii Gudoomiye Taabid ee Dayniile iyo Nimcaan Hilaac

Muqdisho | April 19, 2017 – Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa markii ugu horeysay…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir Looga Hadlayey Tayeeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Magaalada Muqdihso

Muqdisho, 19, April 2017 – Shir uu soo qaban qaabiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha qaybtiisa Tayeeynta Hay’adaha Dowladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlada Federaalka oo dhiirigelineysa Bandhiga TEDxMogadishu 2017

Mogadishu, 19 April 2017 – Wasiirka Warfaafinta ee Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow)…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaali lasheegay in ay ka barbar dagaalamaysay xuutiyiinta oo gacata lagu dhigay

Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Jeneral Samiir Al-xaaj oo ka mid ahaa Taliyayaasha sare ee Ciiddanka Dowladda…