Category: WARARKA MAANTA
Ciidamada AMISOM oo howlgalo kasameeyay inta u dhaxaysa dagamada Lafoole iyo deeganka Xaawa Cabdi ee G/Shabeelada Hoose
Muqdisho, Abriil 19, 2017– Ciidamada AMISOM ayaa maanta oo Arbaco ah waxa ay inta u dhaxeya magaalada…
Xildhibaanada Aqalka Sarre Oo Maanta Doortay Gudiga Ugu mid noqon Lahaa Gudiga Dib U Eegista Dastuurka KMG
Muqdisho, Abriil 19, 2017–Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta doortay xubnihii uga…
DHAGAYSO:- R/wasaare ku xigeenka dalka oo xariga kajaray xarunta isku dubaridka gargaarka
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa Maanta lagu daah furay Xarunta…
Uganda oo soo dhaweeyey Milliteriga Maraykanka ee Soomaaliya u yimid la-dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho, Abriil 19, 2017- Afhayeenka Ciiddanka Difaaca Dadka Uganda (UPDF), Richard Karemire ayaa hadalkaasi ku sheegay Wareysi…
Barlamaanka Soomaaliya oo ku amrray in ay xukuumada jawaab cad ay kabixiso heshiikii Soomaaliland iyo Imaaraatka ay wada gaareen
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Baarlamaanka Soomaliya ayaa xukuumadda ka dalbaday in ay Warbixin cad ka keento…
FAAHFAAHIN:- Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay Maraykanka
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – 3 nin oo Soomaali ah ayaa lagu toogtay magaalladda Columbus ee Gobalka…
DEG DEG :- Qarax goordhow lala beegsaday gudiga gurmadka abarah
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Wararka naga soo gaaraya duleedka Muqdisho, gaar ahaan deegaanka Sarakuusta ayaa ku…
Somalida Uganda ku nool oo lagu War-galiyay in ay soo Diiwaan-galiyaan Kaararkooda ku Hadalka
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Dhammaan Dadka Ku nool Dalka Uganda waxaa la amray in ay dib…
Ra’isul Wasaare Kheyre oo kormeeray Wasaarada Maaliyada
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Ra’isul wasaaraha xukuumada soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer shaqo ku…
QM oo ka hadashay Xaaladda Barakacayaasha Soomaaliyeed
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Isagoo kula hadlayay suxufiyiinta Magaalada New York, John Ging, Xiriirinta Arrimaha Bani’aadamnimada…
Banaabax kadhan ah xarig agaasimah Isbitaalka Intersoso oo kadhacay Magalada Jowhar
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Dadweyne Caraysan ayaa isku soo baxay Wadooyinka ugu muhiimsan Magaalada Jowhar ,…
Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Wafdiga Ahlusuna
Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha oo…