Category: WARARKA MAANTA
Guddiga Xalinta Khilaafaadka oo laalay 11 kursi doorashadooda oo dib loogu tartamayo
Muqdisho | December 14, 2016 – Guddiga Madaxa Bannaan ee Xalinta Khilaafaadka Heer Federaal, ayaa laalay 11 ka mid…
Daawo: Dareenka shacabka: Doorasho Dadban, Xildhibaano Dadban oo dooran doona Madaxweyne dadban!
Muqdisho | December 14, 2016 – Sida hada tirada lagu hayo musharaxiinta u tartameysa xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Government Progress Activities in the past week 14 December 2016
Mogadishu, 14 December 2016 – HE the Minister of Information, Mohamed Abdi Hayir ‘Mareye,’ briefed the media…
Madaxweyne Xasan oo sheegay xilliga uu furmayo fadhiga ugu horeeya ee BF Soomaaliya
Muqdisho | December 13, 2016 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku…
VIDEO: Gaas oo gudoonsiiyay xildhibaanada labada aqal ee Puntland shahaadooyin
Garowe | December 13, 2016 – Waxaa maanta magaalada Garowe ee caasimadda maamulka Puntland shahaadooyina aqoonsi ah la guddoonsiiyay…
Axmed Madoobe oo sagootiyay Xildhibaanada labada Aqal
Kismaayo | December 13, 2016 – Madaxweynaha Dowlada Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Munaasabad heerkedu…
Muxuu ku soo dhammaaday socdaalka RW Cumar Cabdirashiid ee Garoowe?
Garowe | December 13, 2016 – Madaxweynaha maamulka Puntland, Cabdi-weli Maxamed Cali Gaas oo ay wehliyaan Madaxdii horrey ee…
Guddiga Doorashada oo billaabay shahaado siinta Xildhibanada cusub ee Baarlamaanka 2016
Muqdisho | December 13, 2016 – Guddiga Doorashooyinka dadban ee dalka, ayaa bilaabay inay bixiyaan Shahaadooyinka Aqoonsiga Xubnaha…
Maxay ku heshiiyeen labadan mas’uul?
Muqdisho | December 12, 2016 – Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dunta siyasaadeed ku xidhay Guddoomiyaha…
Qaabkii Doorashada Dadban ee 2016 uga dhacday mamul Goboleedyada dalka!
Sida aan lasocono waxaa gabagabo ku dhow doorashooyinkii dadbanaa ee xildhibaanada aqal sare iyo kan hoose ee 2016…
Maxay ku heshiiyeen RW Cumar Cabdi-Rashiid iyo Cabdi-raxmaan Faroole – (Kulankii Maanta)?
Garoowe | December 12, 2016 – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kulan ay magaalada Garoowe ku…
Madaxweynaha K/Galbeed Shariif Xasan oo codsi u diray M/weyne Xasan Sheekh (Maxaa cusub)?
Baydhabo | December 12, 2016 – Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la hadlay Warbaahinta…